Sharciga Lagu Adkeenayo Mideynta Qoysaska oo Cabsi ku abuuray Qoysaska ” Goormee la filayaa...
Xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa dalbanaya shuruudo adag oo la xiriira mideynta qoyska ee Sweden, iyadoo xisbiyada kale ee garabka midigna ay taageersan yihiin qayb...
Booliska Norway oo Qabtay labo nin oo ka danbeeyay toogasho ka dhacday Oslo
Booliska magaalada Oslo ayaa shalay xabsiga dhigay labo nin oo lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen toogasho ka dhacday baar ku yaala magaalada Oslo bishii June ee sanadkan.
Sidaasi waxaa...
Xisbiga Sverigedemokraterna oo ku guuleestay Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Barlamaanka Sweden
Xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa qabtay jagada guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka ka dib cod dheer oo uu baarlamaanku u baahday in mar kale...
Booliska Sweden oo war kasoo saaray Dadka Safraya ee u baahan Basaboorka Sanadka 2023
Booliisku ayaa ku bootinaya qof kasta oo qorsheynaya inuu safro xagaaga soo socda inuu hadda codsado ballanta baasaboorka.
Sarkaal ka tirsan booliiska degmada Galbeedka Morgan...
Barlamaanka Sweden oo doortay Afayeenka Barlamaanka
Baarlamaanka Sweden ayaa dhawaan mar kale u doortay Andreas Norlen oo ka tirsan xisbiga Moderaterna kadib markii uu ku dhawaaqay inuu yahay afhayeenka baarlamaanka.
Baarlamaanka...
Xafiiska Shaqada Sweden oo soo bandhigay Shaqooyinka loo baahanyahay ilaa Sanadka 2026
Dalka Sweden ayaa kamid ah Wadamada Yurub kuwooda shaqo la'aanta xoogan ka jirto lakin taasi badalkeeda waxaa jiro shaqooyin baahi gooni ah loo qabo...
Ruushka oo soo saaray Sharci Cusub oo ku aadan Ciidanka ka goosta
Hadda wixii ka dambeeya, ka goosashada ciidanka Ruushka, diidmada dagaalka, diidmada awaamiirta ama isu dhiibista cadowga waxaa lagu muteysan karaa ilaa 10 sano oo...
Wadamo badan oo ka Walaacsan Guulaha uu sameeyay Sverigedemokraterna
Wasiirka arrimaha dibadda Sweden Anne Linde ayaa sheegtay in dalal badan oo caalamka ah ay walaac ka muujiyeen siyaasadda ammaanka ee Sweden ka dib...
Barlamaanka Denmark oo Aqbalay Dhimista Korontada Dalka ee Saacadii
Barlamaanka Dalka Denmarka ayaa u fadhiistay Soo jeedin ku aadan dhimista Tamarka ama korontada Wadanka inta lagu jiro xaalada Adag ee soo mareyso Yurub.
Golaha...
Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka oo go’aan Musaafurin ah u dirtay Qoys Suuriya kasoo jeeda
Hay'ada Socdaalka Sweden ayaa sanadkii 2020 diidmo siisay Qoys kasoo jeeda Dalka Suuriya oo ka kooban Hooyo iyo labo Caruur ah oo ay dhashay.
Qoyska...