Xisbiga Centerpartiet oo Taageeray In Sharciyada Hore ee Jinsiyada Lagu Dabaqo Codsiyada Hore loo...
Xisbiga Centerpartiet ee Sweden ayaa taageeray in la dejiyo qodobo ku-meel-gaar ah oo ku jira sharciga cusub ee jinsiyadda, kuwaas oo oggolaanaya in dadka...
Barlamaanka Sweden oo diiday Fasaxa Xildhibaan Maxamed Cali oo Baaritaan Ku Socda
Baarlamaanka Sweden ayaa diiday codsi fasax oo uu gudbiyey xildhibaanka Maxamed Cali, oo ka tirsan xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet), xilli boolisku baarayaan tuhun la xiriira...
4 Sano kadib oo Dad loo xiray Rabshadihii Quraan Gubista ee ka dhacay Örebro
Booliska Sweden ayaa gobolka Värmland ku xiray nin 25 jir ah, kaas oo looga shakisan yahay inuu ka qayb qaatay rabshadihii ka dhacay magaalada...
Baarlamaanka Sweden oo Khamiista u Codaynaya Magdalena Andersson inay Noqoto Ra’iisul Wasaare
Guddoomiyaha Baarlamaanka Iswiidhan, Andreas Norlén, ayaa ku dhawaaqay in baarlamaanku maalinta Khamiista u codayn doono in hoggaamiyaha xisbiga Socialdemokraterna, Magdalena Andersson, ay noqoto ra’iisul...
Sweden oo Poland u diraysa nidaamka difaaca cirka ee Patriot
Sweden ayaa go’aansatay inay Poland u dirto hal nidaam difaaca cirka ah oo Patriot ah iyo in ka badan 100 askari, si ay u...
Sweden oo ogolaatay Qaabilaada Qaxooti Cusub ee Wadamada Caalamka
Dowladda Sweden ayaa ogolaatay in dalka uu qaabilo qaxooti cusub oo ku imaanaya nidaamka qoondada qaxootiga (quota refugees).
Go’aankan kadib, Hay’adda Socdaalka Sweden (Migrationsverket) waxay qiyaasaysaa...
In ka badan 850 arday oo ka Maqnaaday iskuullada Sweden kadib fasaxii xagaaga
In ka badan 850 arday ayaa ka maqnaaday iskuullada Sweden kadib fasaxii xagaaga, iyadoo degmooyinku aysan weli ogeyn halka ay carruurtu ku sugan yihiin,...
Anas oo Mudo 40 Bilood Kadib Helay Go’an Diidmo iyo Mid Tarxiilid Ah
Kadib ku dhawaad 40 bilood oo uu sugayay go’aan ku saabsan cusboonaysiinta deganaanshihiisa, Suuriyaan lagu magacaabo Anas Khalousi ayaa helay go’aan lagu diiday codsigiisii,...
6 Qof oo ku Dhaawacmay Gaari Bus-ah oo ku Rogmaday meel u dhow Växjö
Bas ay saarnaayeen ku dhowaad 30 qof ayaa ku rogmatay waddada qaranka ee 25-ka (riksväg 25), meel u dhow magaalada Växjö ee gobolka Kronoberg,...
Migrationsverket:- Dadka Dalbanaya Lacagta Dib u Laabashada oo Korortay, Suuriyaanka oo Hogaaminaya
Hay’adda Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa sheegtay in codsiyada lagu dalbanayo gunnada dib-u-noqoshada ikhtiyaariga ah ay si weyn u kordheen intii lagu jiray 2026, kaddib...













