Sweden oo Shaacisay inay diyaar u tahay taageero dheeraad ah oo ay siineyso Ukraine
Lix bilood ka dib duulaankii Ruushka ee Ukraine, shir madaxeed caalami ah oo dijital ah ayaa la qabtaa, oo ay ka mid yihiin, Madaxweynaha...
Turkiga oo Sweden ku cadaadinaya inay ansixiyaan mashruucyo balaayiin dollar ah ku baxeysa
Iswiidhan waxa ay rabtaa in ay dammaanad ka noqoto dayn dhan saddex bilyan oo koron oo loogu talagalay mashruuca tareenka ee Turkiga. Hadda email-lada la...
Sharciyada doorashada oo la adkeeyay si loo joojiyo codadka Qayaanada ah ee doorashada 2022-ka
Kahor doorashada baarlamaanka ee sanadkan, sharciga doorashada Sweden ayaa wax laga bedelay, waxaana hadda si cad loo sheegay in codbixiye kasta uu kaligiis ku...
Faahfaahin: Afar Qof oo loo xiray Toogashadii ka dhacday Magaalada Malmö Emporia
Kadib dilkii loo geestay Wiil 31 sano jir ahaa oo Jimcihii lagu dilay xarunta ganacsiga ee Emporia, booliska ayaa xiray afar qof oo labo...
Xisbiga SD ee Sundbyberg oo raba inuu dumiyo buundada Rinkeby
Xisbiga Sverigedemokraterna ee Sundbyberg ayaa raba inuu burburiyo buundada dhex marta degmada Sundbyberg ee Ursvik iyo xaafadda Rinkeby ee magaalada Stockholm, sida uu qoray...
Eva Nordmark “Shaqo la’aanta dumarka soo galootiga ah ayaa sii hurisa Kooxaha Gangiska”
Xaqiiqda ah in dumarka dibadaha ku dhashay ay dib uga dhaceen suuqa shaqada waxay khatar gelinaysaa shaqaaleysiinta cusub ee kooxaha dembiilayaasha ah.
Tani waa waxa...
Xisbiga SD oo kaalinta labaad ka galay Codbixinta Sweden ” Rayi Uruurin Cusub
Xisbiga Dimuqraadiga Sweden (SD) ayaa u gudbay inuu noqdo xisbiga labaad ee ugu weyn marka loo eego tirada codbixiyayaasha, sida lagu sheegay ra'yi ururin...
Bartamaha Stockholm oo laga helay Boorso ay ku jiraan Walxaha Qarxa
Booliska ayaa xalay xiray xaafadda Kungsträdgården ee magaalada Stockholm kadib markii shay laga shakiyay laga dhex helay boorso. Sida lagu sheegay xog ay daabacday...
Ra’iisul Wasaaraha Sweden oo si adag ugu hadashey Weerarkii ka dhacay Malmö
Ra’iisul wasaaraha dalka Sweden Magdalena Andersson ayaa sheegtay in ay aad uga naxday sida taxadar la’aanta ah ee loo weeraray xarun laga dukaameysto oo...
Darawalada Tareenada Sweden oo diiday Kaxeynta Tareenada lagu Xardhay Xayeysiista SD
Dhoor Darawalo ayaa diiday inay kaxeeyaan Tareenada mara dhulka hoostiisa sabab la xiriira in lagu dhajiyay Xayeysiin ku aadan Xisbiga SD.
Darawalada qaarkood ayaa sheegay...