Monday, August 18, 2025

Maxkamadda Malmö oo Xukun ku riday nin labo Macalin ku dilay Halkaasi

0
Maxkamadda Malmö ayaa nin 18-sano jir ah ku heshay danbi ah in uu dil u geystay labo macalin oo wax ka dhiga dugsiyada Latinka...

Dowlada Sweden oo sheegtay in laga Bixinayo Korontada Dadka aan Awoodin

0
Dawladdu waxa ay soo jeedisay in deyn laga siiyo shirkadaha korontada si dadka aan awoodin in ay iska bixiyaan biilasha korontadda xilliga jiilaalka ay...

Andersson iyo Kristersson oo Dhexmartay dagaal ereyo ah oo ku saabsan iskuulada madaxa banaan:

0
Labada M iyo S waxay ku heshiiyeen in dhammaan carruurtu ay xaq u leeyihiin inay doortaan dugsi. Laakiin waxay isku Khilaafeen heerka faa'iidada shirkadaha dugsiyada. -...

Shirkadaha Korontada Sweden oo Baabi’inaya Heshiisyada hore u jiray

0
Shirkado badan oo dhanka korontada ah ayaa bilaabay in ay dib u eegis ku sameeyaan suurtagalnimada in ay joojiyaan qandaraasyo koronto oo waqti dheer...

Hay’adda CSN-ta oo kordhisay Lacagta Kaalmada ee Waxbarashada Sweden “Bishii oo lagu kordhiyay”

0
Hay’adda CSN ayaa go’aansatay in ay kordhiso deeqaha waxbarasho sanadka soo socda, si ardayda dalka ee wax ku barata waqti buuxa ay helaan 1,000...

Xisbiga Centerpartiet oo ku dhawaaqay inuu doonayo in la dhimo da’da ugu yar ee...

0
Xisbiga Centerpartiet ayaa ku dhawaaqay inuu doonayo in la dhimo da’da ugu yar ee carruurtu ku geli karaan dugsiga , lagana dhigo laba sano...

Magdalena Andersson oo ku Celisay Hadalkeeda “Somalitown” Iyadoo ku sugan Deegaan Somalida ku badantahay

0
Hogaamiyaha xisbiga Sooshal dimuqraadiga, ahna ra'iisul wasaaraha Magdalena Andersson, ayaa booqatay goobo lagu tilmaamay inay dhaqaale ahaan iyo bulsho ahaanba ka liidato magaalada Dalarna,...

Baahi ka taagan Shaqaalaha Kalkaalisooyinka Sweden mudo 10 Sano kadib

0
Baahida kalkaalisooyinka ee gobollada iyo degmooyinka Sweden ayaa aad u kordhay sanadkan. Tirakoobka xafiiska shaqadu wuxuu muujiyay in tirada boosaska banaan ee siddeeda bilood...

Nalalka Hala Damiyo Xiliyada Habeenki ” Dowlada oo sheegtay Hab Cusub oo Loo Yareenayo...

0
Dowladda Sweden ayaa ku amartay maamulada iyo hey’adaha dowladda in ay dib u eegis ku sameeyaan isticmaalka korontada, mararka qaarna ay damiyaan nalalka si...

Dowlada Sweden oo ku Dhawaaqday kordhinta Lacagta Kaalmada Sida Tan Waalidka ” Liiska Lacagaha...

0
Wasiirka amniga bulshada Ardalan Shkarabi ayaa shaaca ka qaaday in dadka hawlgabka ah ee dakhligoodu hooseeyo iyo dadka qaata kaalmada bukaanka ama gunnada hawlqabadka...