Qof laga Ceshaday Sharciga Deganaansha Rasmiga oo lagu baahiyay Baraha Bulshada
Baraha Bulshada ayaa lagu baahiyay Sawiro muujinaya Qof laga ceshtay Deganaanshaha Rasmiga uu ku lahaa Wadanka Sweden hadaba maxaa ka jira in Qof laga...
Qofka oo iska Bixinaya Lacagta Turjumaada ee Luuqada, Dowlada Sweden oo Bilaabeysa Sharciga
Sida uu dhigayo heshiiska Tidö dowladda, ayaa ka fiirsanaya inay lacag ku soo rogaan dadka u baahan turjumaada la macaamilka maamulka iyo daryeelka caafimaadka.
Qorshahan...
Dhaqaalaha Sweden oo hoos u dhacay aadna uga xun sidii hore
Dhaqaalaha Iswiidhan ayaa si aad ah uga xun sidii la filayey. Saddexdii bilood ee u dambeeyay ee 2022, wax-soo-saarka guud ee dalka (GDP) ayaa hoos...
Midaynta Qoysaska iyo Bixinta Sharciga oo Isbadal lagu Sameenayo Sida Dowlada Sheegtay
Dowlada Sweden ayaa maanta soo gudbisay hindise sharciyeed ku aadan in la adkeeyo shuruudaha dib u mideynta qoyska iyo in la dhimo bixinta sharciga...
Qatarta Ugu Weyn Dalka Sweden Waa Ruushka Sida ay Sheegtay Säpo
Ruushka ayaa hadda qatarta ugu weyn ku haya ammaanka Sweden, sida uu sheegay booliska amniga Sweden (Säpo).
Dagaalka gardarada ah ee Ruushku ku hayo Ukrain...
Dowlada Mareykanka oo ku Dhawaaqday Sharci Cusub oo Tahriibayaasha Imaanaya Go’an looga gaarayo
Dowlada Mareyakanka ayaa soo saartay Sharci Cusub oo ku aadan dadka dalkaasi imaanaya ee kasoo galaya dhanka Xaduuda.
Sharciga ayaana ah mid looga hortagayo Qul-Qulka...
Taliyihii Booliska Sweden oo meydkiisa laga helay gurigiisa
Taliye ku xigeenkii booliiska qaranka Sweden iyo taliyihii booliiska gobolka Stockholm Mats Löfving ayaa meydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaala magaalada Norrköping, sida...
Khilaaf ka Dhex Jira Dowlada Sweden iyo Xisbiga SD ee ku aadan Heshiisyada hore...
Dowladda iyo xisbiyada SD ayaa isku dhac ku dhexmaraya arrin ku saabsan magacaabista madaxda cusub ee dowladda, sida ay shaacisay Expressen.
masuuliyiinta sare ee labada...
Sweden oo Sheegtay in Gubista Quraanka ay halis ku tahay Amaanka iyo Danaha Dalka
mudo kooban Dowlada Sweden waxay joojisay labo codsi oo ku aadan in Quraanka lagu gubo Albaabka Safaarada Ciraaq loona ogolaado kuwa geysanaya falkaasi.
Booliska oo...
Gabar 11 Sano jir ah oo isdishay kadib Dayac ay kala kulantay Dhaqaatiirta Cilminafsiyeedka
Baaritaan uu sameeyay Raadiyaha Iswiidhen ayaa lagu ogaaday cillado isdaba joog ah oo ku yimid daryeelka maskaxeed ee la tacaalida kiiska gabar 11 jir...