Wednesday, August 20, 2025

Haweeney Qalabka Dam-damiska ku Weerartay Ninkii Quraanka ku gubay Safaarada Iran

0
Silwan Momika iyo Silwan Najem ayaa shalay mar kale ku gubay kitaabka qur’aanka kariimka ah afaafka hore ee safaarada Iran ee magaalada Stockholm. Haweeney ka...

War Deg Deg Ah:- Booliska Sweden oo Ogolaaday Codsi Cusub oo Quraanka Lagu Gubayo

0
Sloane Momica ayaa booliiska ka helay ogolaansho ah in uu Quraanka ku gubo bannaanka safaaradda Iran ee Lidingö ee caasimadda Stockholm, sida ay ku...

Barlamaanka Sweden oo badankooda kasoo horjeeda Mamnuucista Gubitaanka Quraanka

0
Bilihii la soo dhaafay Sweden waxaa ka dhacayay dhibaatooyin siyaasadeed iyo kuwo amni oo ay sabab u tahay Falalka Qur’aanka lagu gubay. Dowladda ayaa la...

Barashada Luuqada Sweden ee SFI oo la Xadidayo Mudada lagu barto

0
Wasiirka suuqa shaqada ee dalka Sweden Johan Pehrson ayaa maanta ku dhawaaqay qorshe dowladeed oo dib u habeyn loogu sameynayo manhajka SFI . Shir jaraa’id...

Sweden oo saro u qaaday Heerka Khatarta Argagixiso ee Dalka ka jirta

0
Hay’adda nabadsugidda dalka Iswiidhen (SAPO) ayaa go’aan ku gaartay in heerka khatarta argagixisada sare loo qaado heerka saddexaad, lana gaarsiiyo heerka afaraad, iyadoo loo...

Qaxootiga Sharci La’anta ah ee Degmooyinka ku sugan Waa in lasoo gudbiyaa ” Dowlada”

0
Xisbiyada soo dhisay dowladda hadda jirta ayaa ku dhaqaaqay hindisahooda, kaasoo ku qasbaya maamulada iyo degmooyinka inay soo sheegaan qaxootiga, soogalootiga sharci darrada ah...

Habka loo Qaato Leysanka Gaadiidka Körkort-ka ee Sweden oo la Fududenayo Sida Dowlada ku...

0
Dowlada ayaa diirada Saareysa Hawsha Qeybta gadiidka sidii loo fududeyn lahaa gaar ahaan qaadashada liisanka darawalnimada – arrinkaas oo uu dhaleeceeyay Jonas Jansen oo...

Raisal Wasaaraha Sweden oo ka hadlay Digniinta kasoo yeertay Kooxda Al-Qaeda

0
Ra'iisul wasaaraha Sweden, Ulf Kristershon, ayaa ka hadlay hanjabaadaha cusub ee argagixisada Al-Qaacida ee dalkiisa, isaga oo tixgalinaya inay xaqiijinayaan halista xaaladda hadda jirta. “Khatarta...

Booliska Sweden oo ka hadlay 14 Sano jir lagu layahay Nyköping

0
Dacwad oogayaasha Sweden ayaa ka shakiyay in wiil 14 jir ah oo muddo labo todobaad ah laga waayay magaalada Nyköping la dilay. Kiisku waxa...

Kooxda Al-Qaeda oo Hanjabaad u soo dirtay Dalalka Sweden iyo Denmark

0
Ururka argagixisada ah ee Al-Qaacida ayaa soo saaray hanjabaado cusub oo argagixisanimo oo ka dhan ah dalalka Sweden iyo Denmark, iyadoo la eegayo dhacdooyinkii...