Tuesday, June 16, 2026

Sabuni ” Xaafadaha Dadka danyarta Waan in aysan sii jirin 2030 iyo wixii ka...

0
Waxaa maalintii Axadda magaaladda Västerås ku soo idalaaday shirweynaha qaran ee xisbiga Liberal-ka. Khudbad ay shirka ka jeedisay hoggaamiyaha xisbiga Liberl-ka , Nyamko Sabuni ayaa...

Xukun lagu riday nin xaaskiisa ka caawiyay in ay dhimato

0
nin ku nool Gobolka Västernorrland ayaa lagu xukumay hal sano iyo bar oo xabsi ah. Kaasi oo lagu eedeeyay dilka naagtiisa uu ka caawiyay. Ninkan...

Xisbiyada Barlamaanka Sweden oo ku fashilmay xil ka qaadista Wasiirka Cadaalada

0
Waxaa loo heli waayay codka aqlabiyada in xilka lagaga qaado wasiirka cadaaladda Sweden Morgan Johansson (S) kolkii saakay aqalka baarlamanka codka kalsoonida loogu qaadey. Xisbiyadda...

Sharci Cusub ” Waxaan Rabnaa in Waalidka lagala tashan Caawinta Caruurtooda

0
Dawladdu Sweden ayaa rabta in adeegga bulshada ee (Socialtjänsten) ay awoodaan inay caawiyaan carruurta iyada oo aan waalidkood la weydiin ama lagala tashan Caawintaasi. Dowladdu...

Qodobadee ugu Muhiimsanaa Dooda Xisbiyada Barlamaanka ee Maanta

0
Dooda hoggaamiyayaasha xisbiyadda ee maanta lagu ballansanaa, ayaa ka dhacday baarlamanka, iyada oo sida uu horay u sheegay hoggaamiyaha xisbiga SD uu soo jeediyay...

Denmark oo baaritaan Sharciyada leesku waydiinayo ka bilowday Xuduuda ay la wadaagto Sweden

0
Danmark ayaa maanta bilaabaysaa adkeynta xuduuda ay la leedahay Sweden. Dadka ka safraya Iswidhan ilaa Danmark ayaa looga baahanyahay baasaboorkooda. Bilayska xuduudaha Denmark ayaa baari...

Xisbiga KD oo soo bandhigay Sharciyo Cusub oo Ku aadan Qoysaska Leesku keeno

0
Xisbiga Dimuqraadiga masiixiga ee KD ayaa doonaya in ay yaraadaan Dadka magangalyada dalka Sweden u imaanaya boqolkiiba 70. Xisbigu wuxuu kaloo doonayaa sharci adag oo loogu talagalay...

Hogaanka Xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson oo dowlada ku weeraray Toogashada ka dhacday Malmö

0
Hogaamiyaha Xisbiga M Ulf Kristersson ayaa weerar culus ku qaaday dowladda kadib dilkii toogashada ee Malmö. Kristersson ayaa bartiisa Facebook ku soo qoray inuu...

Magaalada Malmö oo lagu toogtay labo wiil oo dhalinyaro ah (Faahfaahin)

0
Wiil 15 jir ah ayaa lagu dilay is rasaasayn ka dhacday Malmö. Wiil kale oo da 'yar ayaa isna lagu dhaawacay toogashadaasi sida ay sheegeen...

Hadii aad dhalatay Sanadkan waxaa heleysaa Tikid lacag la’an Yurub oo dhan ah

0
Hadii aad 18 jir tahay kuna nooshahay  wadamada Midowga Yurub waxaa fursad u leedahay inaad mar labaad hesho tareen bilaash ah. Guddiga Yurub ayaa...