Wednesday, June 17, 2026

Shirkada Turkish Airline oo soo bandhigtay Taariikh-da ay bilaabeyso duulimaadka yurub

0
Calan-sidaha Turkish Airlines (THY) ayaa ku dhawaaqday inay duullimaadyo toos ah ka bilaabayso 16 magaalo oo ku kala firirsan 6 dal oo Yurub ah...

Kuleelka Sweden oo sii soconaya iyo qabow la filayo dhamaadka isbuucan

0
Shalay waxaa kuleel daran laga dareemay gudaha Wadanka Sweden iyo Caasimada Stockholm waxana uu gaaray 25 degree isla galinkii danbe ee shalay waana kuleelkii...

Sweden oo ka hadashey Xuduuda ay isku fureen Norway iyo Denmark ee iyaga laga...

0
Dowlada Sweden gaar ahaan Wasiirka arimaha Gudaha Michael Dampery ayaa ka hadlay Heshiiska dhexmaray Wadamada Norway iyo Denmark kuwaasi oo isku furayaha Xuduudaha 15...

Sweden oo laga diiwaan galiyay 8 Qof oo u dhimatay Xanuunka Corona

0
Sida lagu shaaciyay Shirka maalinlaha ee Hay'ada Caafiamadka Dadweynaha waxaa 24 saac ee lasoo dhaafay la diiwaan galiyay 8 qof oo u dhimatay xanuunka...

Dowlada oo diiday Sharci awood siinaya Shirkada Shaqada iyo Shaqaaleeyaha

1
Dowlada Sweden ayaa diiday Sharci Awood siinaya Shirkadaha ama Shaqaaleeyaha Shaqada sharcigan oo dhigaya in si dhaqso ah shaqada looga eryi karo Qofka shaqyeeya...

War Muhiim ah:- Sweden oo aan laga diiwaan galin Dhimasho Cusub oo Coronavirus ah...

0
Mudo dhoor bilood oo Sweden ka jirtay Xaalad Adag oo dhanka Coronavirus waxaa markii ugu horeysay wadanka laga diiwaan galinin wax dhimasho ah 24...

Sweden oo dib u bilaabeysa tartamada ciyaaraha si taageero la’an ah

0
Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday in ay bilaabeyso tartamada ciyaaraha wadanka laga bilaabo bisha june 14-keeda lakin furitaankaasi ayaa noqonaya mid taageero la'an ah...

Norway iyo Denmark oo Sweden ka reebay heshiiska Xuduud isku furista ee bilaabaneysa

0
Dowlada Norway iyo Denmark ayaa heshiis ka gaaray xuduuda labada dal in ay isku fureen iyagoo ku heshiiyay qodobo dhoor ah oo la xiriira...

Dowlada Sweden oo dib u fureysa iskuulada Waxbarashada kuna dhawaaqday waqtiga la furayo

0
Dowlada Sweden ayaa maanta oo jimcoo ah shaacisay in dib loo furayo iskuulada waxbarashada sweden oo mudo dhoor bil u xirnaa xanuunka Corona waxana...

Dowlada oo Mushahar siineysa Shaqaalaha Qaar ee Xanuunada gaarka qaba si Shaqada kaga joogaan

0
Dowlada Sweden ayaa maanta soo saartay Hindise cusub oo dhigaya in lacagtooda mushaharka ama magdhow la siiyo shaqaalaha qaar ee xanuun dartii uga jooga...