Maamulka Iskuulada Al-azhar oo dacwad Culus lagu soo oogay maanta
Toddoba qof oo xil hoggaan u hayey shirkadda samafalka iskuulka musliminiinta Al-Azhar ee Stockholm ayaa maanta lagu soo oogay dacwo la xiriirta danbi culus...
Foos Cabdi Xaashi oo Maxkamad loo soo taagay Dilka Wiil yar oo Ayeeyo u tahay
Foos Cabdi Xaashi oo 70-jir ah ayaa waxaa Jimcihii la soo dhaafay la soo taagay Maxkamad ku taalla magaalladda San Jose ee Gobalka California...
Somalinimo ayaa Shaqo ku waayay aniga oo joogo Sweden lakin 120 qof ayaa ii...
Cunsuriyadda baahday ee ka jirta Yurub ee ka dhanka ah dadka madow ayaa ku kalliftay dhalinyarada Soomaalida qaarkood ee ku nool qurbaha inay raadsadaan...
Akhriso Isbadalka Lagu Sameenayo Sharciga ku meel gaarka hadii la kordhiyo
Sharciga ku maalgaarka ee socdaalka ee hirgalay 19-kii juulaay sannadkii 2016 oo gabagabo ku sugan ayaa dawladda dhowaantan laga filayaa inay soo bandhigto baarlamanka...
Maxaa ku soo kordhay Balaarinta Sharciga ku meel gaarka ee dhacaya Xagaaga
Sanadkii 2015 dowlada Sweden ayaa soo saartay sharci ku meel gaar ah kaasi oo loogu tala galay Qaxootiga ku cusub Dalka ee is dhiigay...
Heshiiska guryaha oo laga Joojiyay 500, oo qof oo suuqa Madow guryo ku kireeyay
tan iyo sanadkii 2015 shirkadaha kireeya guryaha ee Degmada Örebro ayaa bilaabay qorsho ay kula dagaalamayaan dadka suuqa madow ku kireeya guryahooda.
Warbixin lagu qoray...
Dalka Gariiga oo lagu xiray Somali Farabadan oo si sharci daro ah ku galayay
Howlgal ay dalkaasi ka sameeyeen Ciidamada Booliska dalka Giriiga ayaa waxaa ay qabteen in ka badan 60 ruux oo ay ku jiraan Soomaali muhaajiriin...
Mareykanka Maxkamad siideysay nin Dil ugu hanjabay Xildhibaan Ilhaan Omar iyo Masuuliyiin kale
Booliiska Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay nin Senator Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congreska dalkaas ugu hanjabay inay dili doonaan, kaasoo ah Cunsuri ay...
Barlamaanka Midowga Yurub oo Ansixiyay Sharci Cusub oo Qaxootiga lagu Xakameenayo
Barlamaanka Midowga Yurub ayaa Ansixiyay Sharci Cusub kaasi oo lagu Xakameenayo Qaxootiga Sida Sharci darada ku imaanaya Wadamada xubinta ka ah Midowga Yurub.
Sharciga ayaa...
Wararka ugu muhiimsan:- Midowga Yurub oo ansixiyay Sharci Qaxootiga ah, Booliska Sweden oo digniin...
ku soo dhawaada wararka maanta ugu muhiimsanaa oo kooban kuwaasi oo warbaahinta Somaliska.com idin soo diyaarisay waana qeyb ku cusub akhristayaasha Wararkeena.
Barlamaanka Yurub oo...