Doorashada Barlamaanka Midowga Yurub ee bilaabatay oo Caawin karta Qaxootiga
Maanta ayaa toos waxaa u bilaabatay Doorashada Barlamaanka Yurub oo dadka ku nool wadamada Yurub ay Codkooda dhiibanayaan si ay u doortaan Xubnaha Barlamaanka...
Cabdukadir Salad Cali ” Qaxootiga Waa kuwa Hormarka u keenay Wadamada Yurub”
Cabdukadir Salad Cali oo u sharaxan baarlamanka Yurub ayaa u arka in la gaaray wakhtigii la kordhin lahaa musharaxiinta ajaaniibta ee ka tirsan xildhibaannada...
Ogeysiis Bari oo ku beegan Maalinta 1aad ee Bisha Ramadaan
Guud ahaan Caalamka Islaamka ayaa shaaca ka qaaday in maalinta bari oo isniin ah ay tahay Maalinta ugu horeyso ee bisha Ramadaan.
Dalka Somaliya Wasaarada...
Norway Xisbi soo jeediyay in Dusha lagala Socdo Caruurta dhigata Dugsiyada Quraanka
Dowlada Norway iyo Xisbiyada ka jira Dalka ayaa fakar ahaan ka siman halista ka imaan karta Dugsiyada Quraanka sida dhoor jeer ka sheegeen warbaahinta...
Migrationsverket oo la wareegeysa Masuuliyada hawlaha socdaalka safaaradaha Sweden iyo qunsuliyadaha dibadda.
Hay'ada laanta socdaalka Dalka Sweden ee Migrationsverket ayaa heysa Shaqooyin kala duwan waxana hoos yimaada dhamaan safaaradaha iyo Qunsuliyadaha Dibada hase yeeshee sharci cusub...
Laanta Socdaalka ee Migrationsverket oo soo saartay tirada Qaxootiga la filayo Sanadkan
Qiyaastii 21 000 ayaa la saadaalineyaa inay dalka magangelyo ka codsadaan Sweden sannadka 2019, halka sannadka xiga ee 2020 la saadalineyo 22 000, sida ay aaminsan...
Maxamed Axmed Cali oo Sabab la’an labo sano ugu xirnaa Xabsiga isagoo Sharci heysan
Magangelyo-doon Soomaali ah oo lagu magacaabo Maxamed Axmed Cali oo sabab la’aan u xirnaa muddo 2 sanno ayaa la filayaa in la sii daayo.
Iyagoo...
Maxkamada ugu sareysa Taliyaaniga oo soo saartay Sharci lagu maareenayo Qaxootiga
Maxkamadda sare ee Talyaaniga ayaa fartay in baaris tifaftiran lagu sameeyo kiisaska qaxootiga iyo soo galootiga waxa soo gaari kara haddii dalkoodii lagu celiyo...
Sweden Maxkamad diiday Xukun Musaafurin ah oo lagu riday 33 sano jir Somaliya kasoo...
Maxkamadda ugu sarreysa ee dalkan Sweden ayaa laashay Go’aan lagu soo masaafurin lahaa Nin Soomaali oo lagu helay fal Kufsi ah, laguna xukumay Xabsi...
Shirkada diyaaradaha SAS oo joojisay 200 oo duulimaadyo maanta oo jimco ah
Shirkada Diyaaradaha SAS ayaa maanta oo jimco hakisay dulimaadka diyaarada ee Qaarada Yurub kadib markii shaqaalaha shirkada gaar ahaan duuliyayaasha ay ku dhawaaqeen shaqo...