Norway Wafdi ka socda Dowlada Somaliya oo la kulmay Saraakiil ka socota Laanta Socdaalka...
Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya, Col. Maxamed Aadam Jimcaale (Koofi) oo ay wehlinayaan ku xigeenka Agaasimaha guud, Cabdullahi Xaaji Bashiir, la...
Migrationsverket Imaamka Masaajidka Gävle iyo wiilkiisa oo la tarxiilayo
Sweden bilihii April iyo May waxaa la xiray ku dhawaad 6 Ruux kuwaasi oo lagu eedeeyay in dhibaato ku yihiim amaanka Dalka Sweden iyadoo...
Norway Darawal Somali ka xeeya Basaska oo 7 Sano Sharci la’an ah kadib markii...
Dalka Norway oo kamid ah Wadamada Sida aadka sharciyada uga ceshtay qaxootiga ayaa Sharciga waxa uu ka ceshtay Somali badan oo tiradooda lagu sheegay...
Germalka Naceebka loo qabo Yahuuda oo ku sii kordhaya Bulshada dhexdeeda
Ra’iisul wasaaraha Jarmalka Angela Merkel oo ay la soo gudboonaatay degannaansho la’aan la xiriirta yuhuud nacaybka dalkeeda.
Waraysi uu la yeeshay telefishinka CNN ayey ra’iisul...
Xukun lagu riday Maxamed Nuur oo Saaka ka dhacay Maxkamad Minneapolis
Garsoore ku sugan maxkamad ku taal magaalada Minneapolis ee gobolka Minisoto ee dalka ayaa xabsi 12 sano iyo bar ah ku xukumay Maxamed Nuur...
Doorashada Denmark oo looga adkaaday Cunsuriyiinta iyo Qaxootiga oo rajo yeeshay
Doorashada Dalka Denmarka ayaa lagu kala adkaaday kadib markii lasoo dhameeyay tirinta Codadka Doorashada Barlamaanka oo la qabtay.
Xisbiyada midigta Fog ee Qaxootiga kasoo horjeeda...
Qaxooti ay ku jiraan Somali oo laga daad gureeyay Dalka Liibiya
Afhayeenka Hay’adda Qaxootiga ee UNHCR, Babar Balooj ayaa sheegay inay shaqaalaha Hay’adda ay 96 Qaxooti ah shalay galab ka soo daad-gureeyeen Xeradda dadka lagu...
Ciid Wanaagsan Guud ahaan Umada Somaliyed iyo Muslimiinta Caalamka
Maalinta bari ayay ku beegantahay Ciida Sida ay sheegeen Guud ahaan Wadamada Caalamka iyo Sidoo kale Wadankeena Somaliya oo goor dhow xaqiijiyay arintaasi.
Dowlada Sacuudiga...
Sweden Xijaabka oo laga Mamnuucay Gabdhaha dhigta Dugsiyada Xanaanada ee Degmada Staffanstorp
Waxaa soo baxaya jawaabo la xiriira go’aankii ay degmada Staffanstorp ugu codeyay mamnuuca xijaabka madaxa la saarto ee gabdhaha dhigta dugsiyada xanaanada illaa iyo...
Meydka Wiil Somali ah oo laga Helay Magaalada Otterndorf ee Dalka Germalka
Booliiska Jarmalka ayaa habeen hore xilli saq dhexe aheyd waxay nin Soomaali ah oo 26 sano jir ah meydkiisa ka heleen guri uu degnaa...