Wednesday, July 9, 2025

Qaxootiga Sweden ee doorta Magaalada ay ku Noolaanayaan oo hoos u dhacday

0
Sannadkii ugu dambeeyay ayey aad hoos ugu dhaceen tirada soo-galootiga doorta ama la yimaada deegaankii ey ku noolaan lahaayeen. Wasiiradda suuqa shaqada iyo meeleeynta Ylva...

Xisbiga Moderaterka oo soo jeediyay in la joojiyo Turjumaanka loo qabanayo Dadka

0
Waxaa shalay oo ahayd axad 30-ka juun jasiiradda Gotland ka bilowday kulanka todobaadka siyaasadda ee Almedalen Siyaasiga koowaad ee hadlay wuxuu ahaa Per Bolund oo...

Dowlada Cusub ee Denmark oo Sharciga u soo cilineysa Qaxootiga Somalida ee buuxiyay Sharuudahan

0
Dowlada Cusub ee Denmark ayaa soo saartay go'ano cusub kuwaasi oo fursad siinaya Qaxootiga Somalida ee ku nool Dalka isla markana sharciga horay looga...

Waalidka oo Fasax ku qaadan kara Caruurta aysan dhalin ee Guriga kula nool

0
Sharciyo badan ayaa la filayaa in bisha July bilowgeeda uu ka dhaqan galo dalka Sweden shariyada waxaa kamida ah kuwa saameyn ku leh bulshada...

Sharciyada Cusub ee dhaqan galaya Bilowga Bisha July

0
Sannad walba haddaayaa koowda bisha luulyo waxaa hir gala xeerar cusub iyo qaar wax laga bedeley ee uu baarlamanku ansixiyey. Waxaannu haddaba halka idiinku...

Akhriso Isbadalka ku soo kordhay Sharciyada Ku meel gaarka ee keenista Qoysaska iyo Xiliga...

0
20-ka bisha luulyo ayuu Sweden ka hir geli doonaa sharcigii ku meel gaarka soo galootiga oo laba sannadood lagu kordhiyey, midkaasina oo xubnaha baarlamanku...

Wiil Somali 18 sano jir ah oo lagu dilay Caasimada London ee Dalka Ingariiska

0
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa wiiil kale oo Soomaali ah oo dhalinyaro ah ah oo habeenimadii xalay lagu diley xaafadda Shepherd's Bush,...

Madaxii iyo Maamulka Iskuulada Al-Azhar oo lagu xukumay Afar Sano iyo bar Xabsi Ah

0
Afar ka mid ah xubnihii hore ee ururka samafalka iskuullada Al-Azhar oo lagu ridey xukun la xiriira dembi culus ee dhaqaale. Halka aasaasihii ururka...

Dowlada Cusub ee Denmark oo ka laabatay Sharciga Qaxootiga lagu geenayo Jaziirada Lindholm

0
Sanadkii hore Dowlada Denmarka ayaa soo jeedisay Sharci cusub kaasi oo dhigaya in Dadka heesta Dambiyada iyo kuwa kale ee wadanka ka geesta dhibaatada...

Xisbiyada Barlamaanka Sweden ku jira oo isku raacsan Adkeenta Caruurta Dibada loo kaxeeyo

0
Inta badan xildhibaanada baarlamanka dalka ayaa doonaya in lagu adkeeyo caruurta da’dooda ay ka yartahay 18 sano ee dibbadaha loo kaxeeyo si loogu soo...