Dowlada Germalka oo soo saartay tirada Qaxootiga Somalida ay dib u Celineyso
Dowlada Jarmalka ayaa qorsheyneysa in qiyaastii 200 oo qaxooti Soomaali ah ay dib ugu celiso dalkoodii ka hor dhamaadka sanadkan sida uu qoray Wargeyska...
Migrationsverket oo soo saartay tirada Dadka helay Sharciga Deganaansha Rasmiga
Hay'ada laanta Socdaalka Dalka Sweden ayaa soo saartay tirada Ajaanibta ku sugan Dalka kuwaasi oo la siiyay Degnaanshaha Rasmiga.
Ku dhawaad 11,000 kun oo Qaxooti...
Eskilstuna Sharci Cusub Qofka Tuugsado oo bixinaya 250 kr si ogolaasho loogu siiyo Dawarsigiisa
iyadoo dadka tuugsado ama dawarsado ay ku nool yihiin Gobolada Dalka Sweden ayaa Magaalada Eskilstuna waxay soo saartay sharci cusub oo qabanaya dadkaasi tuugsado.
Sharciga...
Denmark oo dib u soo celineysa Qaxootiga ay soo Qaadan jirtay
Dowlada Denmark ayaa Shaaca ka qaaday in ay dib u soo celineyso qaadashada Qaaxotiga Caalamka iyadoo dib ugu laabatay Safka dheer ee Wadamada Caalamka...
Hay’ada Socdaalka Sweden ee Migrationsverket oo soo saartay tirada Qaxootiga la filayo Sanadaha soo...
Wakaaladda socdaalka ayaa hoos u dhigtay saadaalinteeda tirada qaxootiga ee la fileyo iney dalkan soo galaan sannadaha foodda inagu soo haya, sida ku cad...
Jasiirada Cyprus oo noqotay Wado Cusub oo Qaxootiga ku soo gaaraan Wadamada Yurub
Jasiirada Cyprus ama Somalida u taqaano Qubrus una dhaxeysa Wadamada Turkiga iyo Gariiga ayaa noqotay wado Cusub oo Qaxootiga u soo maraan safarkooda Yurub...
Sharci Cusub Norway oo Faro ka qaadeysa Dadka Dacwad ahaanta lagu keeno Dalkeeda
Dowlada Norway ayaa Sharci ahaan hada la siman Wadamada kale ee Yurub kuwaasi oo dadka Dacwada lagu keeno Dalkooda ka qaado sawir oo kaliya.
Sharci...
Sweden oo dib u celineysa Haweeney lugta uga go’day Weerarkii ka dhacay Caasimada Stockholm
Dowlada Sweden gaar ahaan laanta socdaalka ayaa dib u celineysa Haweeney kasoo jeeda Dalka Ukrain taasi oo sanadkii 2017 ku dhaawacantay weerar ka dhacay...
Sweden Majiro Heshiis aan la galnay Somaliya oo Qaxootiga dib loogu celinayo
Lixdii bilood ee Sannadka ugu horreeyey ayey 16 qof oo soomaaliya ka soo jeeda oo tarxiil uu ku dhacay ey si iskood ah uga...
UNE Somalida Xaq ayay u leeyihiin Sharciga Deganaanshaha Norway hadii ay codsadeen Wixii ka...
Hay'ada dhanka soo galootiga isla markana looga dacwoodo go'anada ay soo saarto laanta socdaalka Norway ee UDI ayaa shaaca ka qaaday in Somalida ay...