Sharciga Cusub ee Guryaha oo saameen ku yeeshay Somalida
Dhawaan Dalka Sweden waxaa ka dhaqan galay Sharci Cusub kaasi oo dhigaya in Hoyga laga ceshto qofkii ogolaansho la.an gurigiisa ka kireeya qof kale...
Xisbiga Neceb soo galootiga ee SD oo kaalinta Labaad kasoo galay Xisbiyada Sweden
Xisbiga soo galooti diidka ah ee Sverige Demokraterna ayaa noqday xisbiga 2-aad ee ugu wayn Sweden, sida ku cad sahan cusub oo ay Novus...
Golaha Deegaanka Degmada Sölvesborg oo Maktabadaha ka joojiyay Buugaagta Somaliga iyo kuwa kale ee...
Hoggaanka Golaha Degaanka ee degmada Sölvesborg ayaa maanta go’aansanaya in ay maktabadaha ka joojiyaan soo iibsiga buugaagta afafka hooyo ku qoran ee ardayda aan...
Wadamada Yurub oo isku Raacay Heshiis lagu qeybsanayo Qaxootiga laga soo badbaadiyo Bada Mediterranean
Wadamada Yurub qaarkood ayaa isku raacay qeybinta Qaxootiga laga soo badbaadiyo Bada Mediterranean kadib markii heshiis ku gaareen wadanka Malta.
Wadamada Italy, Malta, France iyo...
Norway oo Somalida u sharaxday qaabka Basaboorka Somaliga u aqoonsadeen looguna soo gali karo...
shalay Caasimada Oslo ee dalka Norway waxaa ka dhacay kulan muhiim ah oo u dhaxeeya somalida ku nool dalka norway iyo Hay'ada dhanka qaxootiga...
Xafiiska Shaqada ee Arbetsförmedlingen oo loo kordhiyay Lacagta Miisaaniyada ee hore
Shir jaraa’id oo ay wada jir u qabteen wasiirka maaliyaddda Magdalena Andersson (S) iyo wasiirka suuqa shaqada Eva Nordmark (S) ayey ku soo ban...
Degmada Sölvesborg oo laga Mamnuucay Qaxootiga iyo Calamada kale
Degmada Sölvesborg ayaa soo saartay sharci dhigaya in Degmada laga mamnuuco Calamada kale ee loo isticmaalo iyo Qaxootiga kadib markii halkaasi la wareegeen Xisbiyada...
Sweden oo dib ugu celisay Dalkooda 50 qof oo Qaxooti ah
Dowlada Sweden ayaa dib ugu celisay Dalkooda 50 qof oo qaxooti ah kuwaasi oo Qaxooti ahaan horay iskaga dhiibay Dalka lakin loo diiday Codsigooda...
Migrationsverket-ka oo soo bandhigay tirada dadka lagu xukumay Musaafurinta ee xogtooda lagu wareejiyay Booliska...
Waaxda Socdaalka Sweden ayaa sheegtay in ay Sweden ku dhuumaalaysanayaan in ka badan 11,000 oo qofood oo loo jaray xukun ah in dalka laga...
Stefan Löfven oo ka hadlay Kooxaha Gangiska ee dilalka ka geesta Sweden.
Raisal Wasaaraha Sweden oo la hadlay Barlamaanka ayaa ka hadlay dhibaatada Kooxaha Gangiska ka geestaan Dalka Sweden iyo sida Dowlada Wax uga Qabaneyso.
Stefan ayaa...