Friday, July 11, 2025

Hindise Afar Sano oo Xabsi Ah Waalidka Caruurtiisa u kaxeeya Dibada si uu ugu...

0
Dalka Sweden waxaa ka mamnuuc ah guurka caruurta lakin dad badan ayaa caruurta u kaxeeya Dalka dibadiisa si ay ugu soo guuriyaan. Dowlada ayaa hada...

Warbixin Waa Imisa Tirada Qaxootiga ka tagay Dalka Sweden ee heestay diidmada

0
Masuuliyad cad oo dheeri ah ayaa loo baahan yahay sidii wax looga qaban lahaa xeerka tarxiilidda dalka Sweden  sida lagu sheegay warbixin uu soo...

Nin Sitay Toorey oo Caasimada London ka geestay Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac

0
Booliiska Britain ayaa sheegay inay nin mindi ku hubeysan ku toogteen Koonfurta magaalada London, iyagoo weerarkan ku sifeeyey fal argagixisnimo. Waxay sheegeen in ninkan uu...

Migrationsverket-ka oo soo saaray Tirada Qaxootiga laga joojinayo Lacagaha isla markana laga saarayo Guryahooda.

0
Hay'ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa soo saartay xukunka Maxkamada laanta Socdaalka oo dhigaya in 400 boqol  oo Qof laga saaro guryaha ay daganyihiin isla...

Degmooyinka Sweden oo Badalaya Sharciga Deganaansha Qaxootiga ee Dowlada soo kordhisay dhawaan

0
Qaar ka mid ah degmooyinka dalka ayaa qorsheeynayaa in ay soo dejiyaan qeynuun ah in qaxootiga u guura goobaha qaar ama Xaafadaha qaarkood ey...

Barlamaanka Sweden oo dhaqan galiyay Sharci Cusub oo Bilaabanaya 1 Bisha March

0
Baarlamaanku Sweden ayaa ogolaaday sharci cusub oo ku saabsan argagixisada. Kaasi oo bilaabanaya1-da Maarso, sharciga ayaana dhaqan galaya waqtigaasi. Horay ayaa loo haystay sharcigan oo kale oo...

Khilaaf ka dhex dhashay Dowlada Norway oo Sabab u ahaa Hooyo lagu soo celiyay...

0
Khilaaf ayaa ka jira Xisbiyada ka dhisan Dalka Norway waxaana taasi ay keentay in Xisbiga FRP uu ka baxo dhismaha Dowlada hada dhisan ee...

Dowlada Sweden oo Miisaaniyad dheeraad ah ku dartay Daryeelka iyo Nabadgalyada Wadanka

0
Dowladda iyo xisbiyada Center-ka iyo Liberal-ka ee Sweden ayaa shir jaraa’id oo ay maanta wada jir u qabteen ku sheegey in ay sannadkan 2020-ka,...

Migrationsverket-ka Sweden oo ka hadlay Qaadashada Dhalashada Wadanka iyo Sababaha keenay Daahitaankiisa

1
Wakaaladda socdaalka ayaa gacanta ku heeysa tiro kor u dhaafeeysa 100 kun oo la xiriirta dalabaadka qaadashada muwaadinnimada Sweden. Halka shantii sannadood ee ugu dambeeyey...

Dadka Swidhishka oo Qaxootiga kaga badan Is dilka sida Daraasad lagu soo bandhigay

0
Qaxootiga yimid wadanka Iswiidhan ayaa la sheegay in celcelis ahaan ay ka halis yar yihiin in ay is dilaan oo ay qudha iska jaraan,...