SFI kuma Filna Aqoonta Shaqaalaha ka Shaqeeya Goobaha Daryeelka
Dawladdu waxay rabtaa inay hesho aqoon heer sare oo dhanka luuqada ah gaar ahaan shaqaalaha daryeelka si loo helo aqoon luqadeed oo wanaagsan. Tani...
Mustafa Xasan oo loo tarxiilayo dambi ay gashay Hooyadiis isagoo 18 sano jir ah
Mustafe Xasan waa wiil dhalinyaro ah oo ku nool Dalka Norway kaasi oo sharciga laga ceshtay isla markana lagu amray in uu dalka isaga...
Xisbiga Centerpartiet oo kasoo horjeestay Sharciga Cusub ee Dhalinyarada Dugsiga Sare dhameysay
Xisbiga Centerpartiet ayaa sheegay inuu "maya" ugu codeyn doonaan wax ka bedelka sharciga Dugsiga sare ee la xiriira dhalinyarada aan la wehelin ee dhamaystay...
Migrationsverket: Sharciga rasmiga ayay helayaan kuwa shaqeeya Shaqooyinka Tijaabada (provanställning)
Wakaaladda Socdaalka waxay ku dhawaaqday inay dib u eegis ku sameyneyso xaaladda shaqo ee helitaanka deganaansho rasmi ah, iyadoo muujineysa inay ku filnaan karto...
Migrationsverket oo go’an kasoo saaray Waalidka loo keenayo Caruurtooda ee ka qaan gaartay
Hey'ada Socdaalka Dalka Sweden ayaa maanta shaacisay in dib u eegis ku sameeneyso waalidka loo keenayo caruurtooda kuwaasi oo ku sugan Dalka dibadiisa.
go'anka ayaa...
Sharciyada ayaa si dhaqso ah ugu soo dhacay Dadkii Online-ka ka xareestay
Sanadkii 2019 iyo Sanadkan 2020 waa labadii sano ee Sharciyada ka dhaceen Dadka Sweden ka helay Sharciga ku meel gaarka ah ee 3 sano...
Stefan Löfven ” Waa in uu helaa Deganaansho Rasmi ah Qofka Sharciga ku meel...
Raisal wasaaraha Dalka Sweden oo ka hadlayay Heshiiska ay gaareen xisbigiisa iyo Xisbiga Miljöpartiet ayaa ka hadlay sida uu u arko heshiiska labada dhinac...
Maxaa ku soo kordhay Dadka loo keenayo Qoysaskooda Sweden ee kala maqan
Dad badan oo xaq u leh inay ku yimaadaan Iswiidhan xiriir qoys ayaa hada sugaya waqti dheer. Dhowr safaaradood iyo qunsuliyado iswiidhish ah ayaa...
Barlamaanka Sweden oo loo gudbinayo Mooshin la xiriira Siyaasada Socdaalka ee Sharciyada ku meel...
Xisbiga Libaraalku ma doonayo inuu sugo inta xisbiga S iyo MP ka heshiinayaan siyaasadda socdaalka. Xisbiga ayaa hada cadaadis saaraya dowlada ayagoo u gudbinaya...
Caruurta Waalidkooda ayaa waydiineynaa si aan dib ugu soo Celino Wadanka
Sweden ayaa si firfircoon uga shaqeyneysaa sidii caruurta Iswiidhish-ka ah looga keeni lahaa xeryaha IS ee Syria.
Sweden ayaa hada wafdi u direysa Siiriya si...