Thursday, July 17, 2025

Wasiirka Arimaha Dibada Ruushka oo ku sugan Turkiga si uu ula hadlo Dhigiisa Ukraine

0
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa ka degay dalka Turkiga isagoo halkaasi kula kulmidoona Masuuliyiin Ruushka ah. Maanta oo Khamiis ha ayuu...

Maraykanka oo diiday in diyaaradaha dagaalka ee Poland lagu wareejiyo Dalka Ukraine

0
Qorshaha Poland ay ku dooneysay in diyaaradaheeda dagaalka ee MIG-29 ay ugu wareejiso Ukraine iyadoo la sii marinayo saldhigyada Mareykanka ayaa waxaa diiday Mareykanka. Xoghayaha...

Ruushka ayaa ka digaya in diyaarado dagaal oo Poland loo diro Ukraine

0
Mas'uuliyiinta Ruushka ayaa ka digaya in "xaalad khatar ah" ay iman doonto haddii Poland ay u geyso Ukraine diyaarado dagaal oo uu sameeyay Soofiyeedka...

Ruushka oo ku hanjabay inuu joojinayo gaaska soo mara Nord Stream 1

0
Dowladda Ruushka ayaa sheegtay suurtagalnimada in la joojiyo gaaska loo dhoofiyo Midowga Yurub iyada oo loo marayo dhuumaha Nord Stream 1. Dhuuntan ayaa dhererkeedu dhan...

Ruushka oo dib u bilaabay Duqeymaha uu ka wado Dalka Ukraine

0
Diyaaradaha Ruushka ayaa xalay duqeymo ka geystay magaalooyin ku yaalla bariga iyo bartamaha dalka Ukraine, sida ay sheegeen saraakiisha Ukraine. Magaalooyinka Sumy iyo Okhtyrka ee...

Natiijo yar oo laga gaaray Wada-hadalka Ruushka iyo Ukraine ee ka dhacay Belarus

0
Dowladda Ukraine ayaa sheegtay in xoogaa horumar ah laga gaaray wada-hadallada waxa loogu yeero marinnada bini'aadantinimada kulankii maanta ay yeesheen dhanka Ruushka. Rajada ayaa ah...

Ruushka oo Sharuudo ku Xiray Joojinta Dagaalka Ukraine Isagoo soo bandhigay Sharuudaha

0
Haddii Ukraine ay noqoto dhexdhexaad, una aqoonsato Crimea Dhul kamid ah Dalka Ruushka Markaasi Ruushku wuu joojin doonaa dagaalka, sida laga soo xigtay Kremlin. "Waxaan...

Sweden oo maanta laga Maqlay Codka Digniinta ee Qataraha Dagaalka

0
Inkastoo Horay loo baahiyay Maanta Saacada markay aheyd 15:00pm Sweden gaar ahaan Caasimada Stockholm waxaa laga maqlay Codka Digniinaha marka uu Dagaal soo socdo. Codka...

Ruushka oo Xabad joojin kaga dhawaaqay Magaalooyin ka tirsan Ukraine oo Caasimada ku jirto

0
Ruushka ayaa ballan-qaaday xabbad-joojin laga dhaqan-geliyo dhowr magaalo oo Ukraine ah, oo ay ku jiraan Kyiv iyo Kharkiv, si dadka rayidka ah loo siiyo...

Garoomada Diyaaradaha Ukraine Qaarkood oo lagu bur-buriyay Gantaalada Ruushka

0
Garoonka diyaaradaha ee dadka rayidka ah ee ku yaalla bartamaha magaalada Vinnytsia ee dalka Ukraine ayaa lagu burburiyay gantaallo uu Ruushku riday Axaddii, sida...