Friday, January 24, 2025

Bixinta Basaboorada Cusub oo la joojinayo dhamaadka Bisha November.

0
Sida uu daabacay Websiteka qeybta Radiyaha ee Dowlada Waxaa guud ahaan la joojindoonaa Bixinta Basaboorada Cusub iyo ID Carka kuwaasi oo la helidoonin dhamaadka...

Migrationsverketka oo diiday Sharci Cusub oo ku Saabsan Qaxootiga imaanaya Dalka Sweden.

0
Hay.ada Laanta Socdaalka Dalka Sweden ee Migrationsverketka ayaa diiday Sharci Cusub kaasi oo baaritaankiisa uu socday dhawaanahan. Sharciga la diiday ayaa ku saabsan soo dhaweynta...

Barlamaanka Sweden oo Saaka Diidmo ugu Codeeyay Ulf Kristersson oo Noqon lahaa Raisal Wasaaraha...

0
Waxay Aheyd Saadaal horay loo ogaa in Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka uu diidmo ka helayo Barlamaanka Dalka Madama labo kamid ah Garuubkisa ay kasoo horjeesteen. Ku...

Sharciyo Cusub oo dhanka Qaxootiga oo ka bilaabanaya Dalka Mareykanka dhawaan.

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa wada qorsho uu ku adkeenayo Sharciyada dadka soo galaya dalkaasi ee kasoo gudbaya dhanka xaduuda koonfureed ee Dalkaasi. Trump ayaa...

Xafiiska Shaqada Sweden ee Arbetsförmedlingen oo lagu dhaleeceeyay Shaqo siinta Dadka ku Cusub Dalka,

0
Dhawaan Xafiiska Shaqada Dalka Sweden ee Arbetsförmedlingen ayaa soo saaray Warbixin ee ku sheegay in Dadka ku cusub Dalka ay heleen Shaqooyin iyo Waxbarasho...

Maxkamadii Labaad oo Mahad Abiib ka gaartay go.an diidmo ah iyo in uu bixiyo...

0
Maxkamad ku taalla Dalka Norway ayaa markale go.an ka gaartay Mahad Abiib oo ahaa dhibane laga ceshtay Sharciga Dalka norway oo uu heestay. Maxkamada Labaad...

Migrationsverket Imisa Qof ayaa heshay Sharciga Deganaanshaha ee Dugsiga Sare bishan gudaheda(gymnasielagen).

0
Sida uu daabacay isla markana horay u balanqaaday Websiteka Hay.ada laanta Socdaalka Sweden waxaa lasoo saaray tirada dhalinyarada heshay sharciga deganaanshaha Dalka Sweden kuwaasi...

Liberalerna iyo Centerpartiet oo diidmo kala horyimid Codeenta Barlamaanka ee Ulf Kristersson.

0
isbuuca danbe waxaa xaruunta Barlamaanka sweden ka dhaceysa codeen muhiim ah madama siyaasiyiinta ay u codkooda siinayaan Ulf Kristersson. lakin Codeenta iyo rajada uu Ulf...

Dhoor Toogashooyin oo ka dhacay Magaaloyinka Uppsala, Götenborg, Stockholm iyo Malmö.

0
dhoor toogasho ayaa ka dhacay dhamaadka isbuucan wadanka sweden kuwaasi oo dad badan lagu dhaawacay weerarkaasi. Uppsala Magaalada Uppsala waxaa ka dhacay toogasho loo geestay labo...

Maxaad Ka Taqaanaa Maalinta Halloween-ka oo ku beegan 31 Oktober.

0
Maanta oo ay taariikhdu tahay 31 Oktobar waxay dad badan oo ku nool wadankaan u dabaaldagaan wax loo yaqaano Halloween. Waxaan filayaa in aad...