Home Wararka Maanta Boqorka Dalka Norway oo qaliin looga sameeyay Wadnaha

Boqorka Dalka Norway oo qaliin looga sameeyay Wadnaha

0

King Harald ayaa kasoo kabtay qaliin looga sameeyay wadnaha, sida laga soo xigtay aqalka boqortooyada Norway.

Macluumaadka waxaa lagu xaqiijiyay war saxaafadeed kasoo baxay aqalka boqortooyada war saxaafadeed.

9-kii Oktoobar, boqorka waxaa lagu sameeyay qalliin wadnaha kaasi oo lagu guuleystay. 

Kadib wuxuu galay fasax xanuun ilaa dhamaadka Oktoobar.

Intii uu boqorka ku maqnaa fasaxa jiran, Dhaxal-sugaha Haakon ayaa la wareegay qaar ka mid ah shaqooyinkii caadiga ahaa.

Qalabyada wadnaha ee noocan oo kale ah waxay badanaa leeyihiin “cimri dherer” 10 ilaa 15 sano ah.

Sidaa darteed, ma aha wax aan caadi ahayn in qaliinkaasi oo kale in lagu celiyo muddo 15 ka dib.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here