Home Wararka Caalamka Bixinta Basaboorka Ku Meel-gaarka ee Garoonka Arland oo la Joojiyay

Bixinta Basaboorka Ku Meel-gaarka ee Garoonka Arland oo la Joojiyay

0
Foto: Henrik Montgomery/TT

Bilayska Sweden ayaa Shalay oo Isniin ah ku dhawaaqay war-saxaafadeed inay joojinayaan codsiga iyo bixinta baasaboorka ku-meel-gaarka ah ee Arlanda kaasi oo loo yaqaano provisoriska .

Taa baddalkeeda, codsiyada ayaa loo rari doonaa saldhigyada booliska ee Farsta, Norrmalm iyo Sollentuna.

Sababta loogu qaadayo Baasaboorka ku meel gaarka ah waa in loo sahlaa dadka codsanaya Baasaboorka ku meel gaarka ah maadaama saldhigyada ay ku dhow yihiin Goobaha Deegaanka ah

Wareejinta ayaa bilaaban doontaa todobaadka soo socda, maalinta ugu dambaysa ee codsiga baasaboorka ku meel gaadhka ah laga samayn karo Arlanda waa November 3.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here