Baaritaan Lagu Sameeyay Aabe Labadiisa ku dilay Magaalada Södertälje ayaa laga soo saaray Jawaab ah inuusan Qabin Wax Xanuun Maskaxeed oo Halis ah oo keeni kara dilka Caruurta.
Dilka Labada Caruur ayaa Dhacay Bishii Abril ee Sanadkan waxana Xiligaasi la sameeyay Baaritaan Muujinaya in Aabaha uu qabay Xanuun Dhanka Maskaxda.
baaritaan Sharci oo Lagu Sameeyay Hada ayaa lagu Muujiyay inuusan Qabin Wax Xanuun Halis ah isla markan Astaamaha hore
Wararka kale ee Maanta
AD