Xisbiyada ku jira Dowlada Sweden ee hada dhisan ayaa shacbiyadooda waxay noqotay mid aad u kacda marka la eego Rayi’uruurintii u danbeesay ee la sameeyay.
Raadiyadaha Dowlada oo sameeyay Rayi’uruurin ayaa muujineysa in ay korortay Shacbiyada ay heesteen Dowlada ilaa 12 dhibcood iyagoo 5 dhibic oo kaliya ka hooseeya Mucaaradka Dowlada.
Waa Bishii Afaraad oo isku xigta oo kor u kacdo shacbiyada Dowlada ee Dadweynaha Sweden.
Dadka laga qaaday Rayi’uruurinta ayaa sheegaya in Dowlada ay qabatay kana soo baxday Shaqooyinkii loo igmaday.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD