Sloane Momica ayaa booliiska ka helay ogolaansho ah in uu Quraanka ku gubo bannaanka safaaradda Iran ee Lidingö ee caasimadda Stockholm, sida ay ku warantay TT.
Ogolaanshaha ayaa la siiyay ka hor inta aysan sirdoonka Iswiidhan, Säpo, ku dhawaaqin in ay kor u qaadi doonto heerka khatarta argagixisanimada oo ay ka dhigi doonto afar dhibcood.
Xaalada Amaan ee Sweden ayaa ah mid Kacsan tan iyo Markii la bilaabay Quraan Gubista, Dowlada ayaa dhankeeda Sheegtay inay Fashilisay Weeraro Argigixiso.
Xigasho: app.tt.se
Wararka kale ee Maanta
AD