Home Wararka Caalamka Sweden oo Xabsiyo ka fureysa Dalal kale oo Caalamka ah

Sweden oo Xabsiyo ka fureysa Dalal kale oo Caalamka ah

0
Foto: Caisa Rasmussen/TT

Dowlada Sweden ayaa baaritaan ku sameeneysa sida ugu macquulsan ee Xabsiyo looga furi karo dalal ka baxsan Yurub si loo kordhiyo tirada Xabsiyada ee Dowlada dooneyso inay isticmaalo.

Heshiiska Tedö ee wada gaareen garabyada soo dhisay Dowlada hada jirta ayaa ku heshiiyay in Xabsiyo laga dhiso Dalka dibadiisa si loogu xiro dadka dhibaatada geestay ama loo heesto falal kale duwan.

Tilaabada Dowlada oo hada baaritaan lagu sameenayo waxaa horay u sameeyay Dowlada UK oo Xabsiyo ama kaamam ka furtay dalal Africa ah si ay u geyso Qaxootiga dalkeeda iska dhiiba lakin Dowlada Sweden ayaa dhankeeda ku soo koobta xabsiyo kaliya ah.

Dowlada Norway iyo Denmark ayaa horay Xabsiyo uga kireesatay Dalal kale oo yurub ah Sida Holland lakin ma Cada in Sweden ay qorsheeneyso si lamid ah Dalalkan oo kale.

Fred Karholm oo ka tirsan Barlamaanka Sweden ayaa sheegay in ay ku saabsantahay Xabsiyo laga kireeyo Wadama kale oo Yurub ah.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here