Booliska ayaa baaraya fal dambiyeed halis ah oo la sheegay inuu ka dhacay magaalada Borlänge xilli fiid ah.
Nin ayaa la sheegay in loo qaaday isbitaalka Sida laga soo xigtay wargayska Aftonbladet, kaasi oo la toogtay.
Goobta dambigu waa bannaanka, goobga waa la go’doomiyay “si loo xaqiijiyo baaritaan horudhac ah oo xooggan”, booliiska ayaa ku qoraya shabakadooda.
Gobolada Dalka Sweden ayaa ah kuwa ay ku yaryihiin Toogashooyinka marka loo eego Magaalada Caasimada ah.
Wararka kale ee Maanta
AD