Hooyo Rihana Omar ayaa dib ugu soo laabatay Dalka Sweden oo Dhawaan laga tarxiilay kadib go’an kasoo baxay laanta Socdaalka.
Hooyada oo Asal ahaan kasoo jeeda Dalka Somaliya ayaa Saddex Caruur ah ku dhashay Sweden lakin Sharcigeeda oo ahaa Italy ayaa keenay in Laanta Socdaalka ku Amarto in Dalka laga tarxiilo.
Bishan Kowdeeda ayaa dib loogu Celiyay Dalka Taliyaaniga si lamid ah Itlay ayaa diiday in Dalkeeda u ogolaato.
Booliska Dalka Sweden ee Xuduudaha ayaa Rihanna dib ugu soo Celiyay Dalka Sweden iyagoo Xitaa Tikidka kasoo Bixiyay Sida Rihanna u sheegtay warbaahinta.
Rihanna ayaa dooneysa inay lanoo laato Caruurteeda iyo Ninkeeda oo heesta Sharciga Dalka Sweden kuna nool mudo dheer.
Wararka kale ee Maanta
AD