Home News in English Ireland Waxaa jirta Dhibaato ka daran inaad hesho Sharciga Dalka

Ireland Waxaa jirta Dhibaato ka daran inaad hesho Sharciga Dalka

0

Sanadkii 2016 Wixii ka danbeeyay Dad badan oo Qaxooti ah ayaa gaaray Dalka Ireland waxana badankooda ay heleen sharciga halka kuwa sharciga heesta ee ku nool Yurubta kale ay u doonteen shaqo.

marka laga soo tago helitaanka Sharciga wadanka waxaa jirta dhibaato kale oo mararka qaar ka daran Sharciga waana dhanka guryaha.

Dad badan oo gaaray dalkaasi ayaa la kulmay dhibaato guri iyadoo mararka qaar ay qasab tahay inaad dagto Hotel qarash ahaan aad qaali u ah.

Dhibaatadaasi ayaa keentay in Dad badan oo dalkaasi u doontay shaqooyin ay dib ugu soo laabtaan Dalka ay marki hore ka tagaan.

Ireland ayaa kamid ah wadamada yurub ee xiligan ku feecan dhanka Sharciga isla markana looga hadlo luuqada Englishka.

Maxaad kala socotaa arintan fadlan lana wadaag qeybta hose ee Commentiga

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here