Home Wararka Maanta Reham ” Waxaa Qaaday Kaarka Gaari Wadista isku daygii 11aad ee Imtixaanka...

Reham ” Waxaa Qaaday Kaarka Gaari Wadista isku daygii 11aad ee Imtixaanka ” SVT

0

Reham Al-Katma oo u dhalatay dalka Suuriya ayaa heshay shatiga darawalnimada Iswidhishka kadib 11 isku day oo imtixaan ah.

Reham aad ayey ugu dhibtooday inay hesho shatiga darawalnimada, in kasta oo ay ruqsad ka haysato Suuriya. Sababta ugu weyn ee arrintani keentay waa caqabad xagga luqadda ah, sida ay maanta u sheegtay TV-ga Sweden.

“Marka uu qofku u kaxeeyo baabuurka imtixaanka, wuu naxayaa, joogitaanka qof ku hadla luqad kale ayaa ka dhigaysa walaaca labanlaab,” ayay raacisay.

Riham waxa ay Växjö uga shaqeysaa sidii macalimad luqadda Ingiriisiga ah, laba sano ka horna waxay heshay shatiga darawalnimada ee Iswidhishka.

dhawaan ayay Aheyd markii Somaliska ay Warbixin ka diyaarisay sida ugu Fudud uu qofka ku heli karo Leysinka Halkan Riix ka Akhriso

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here