Inkastoo Dhibaatada Corona ay yaraatay Hadana Dadka ugu badan ayaa dareemaya dhibka ka heesta Urta.
Ilaa Labo Xaruumood ayaa ka jira Stockholm kuwaasi oo Lagu daweeyo Dadka Dhibaatada ka heysato Urta.
Ku Dhawaad 300,000 Kun Qof ayaa Lagu Sheegay Dadka ay ku dhacday Dhibaatada ah in uu ka Tagay Urta Sanka.
Li Nyman waa kalkaaliye caafimaad oo jooga isbitaalka Karolinska ee Huddinge.
Waxay Sheegtay in Dad Badan u Yimaadaan Isbitaalka Daweynta Urta isla Markana la Siiyo Tababar iyo Dawo sida ay ku Heli karaan Urta ka dhuntay.
Waxay Dadka ugu baaqday in ayaga Laftooda samyeen Qaababka ay ku soo ceshan karaan Urta.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD