Home Wararka Maanta Toogasho ka dhacday Maqaayad ku taala Bartamaha Magaalada Gävle

Toogasho ka dhacday Maqaayad ku taala Bartamaha Magaalada Gävle

0
Foto: Bjˆrn Larsson Rosvall / TT

Wararka laga helayo Magaalada Gävle ayaa ku waramaya in halkaasi ay ka dhacday Toogasho.

Toogashada ayaa ka dhacday maqaayad ku taalla Bartamaha magaalada Gävle waxana jira qof ku dhaawacmay.

Afayeenad u hadashey booliska oo lagu Magacaabo Petra Blomqvist ayaa warbaahinta u sheegtay in Falka uu dhacay Galabta ayna wadaan baaritaan ku aadan arintan.

Joornaalka Aftonpladet oo ka hadlay dhacdadan ayaa sheegay in hal qof lagu dhaawacay goobta maqaayada.

Falka toogashada ayaa imaanaya iyadoo dhawaan warbbixin lasoo saaray lagu sheegay in Sanadkan ay toogashooyin badan ay ka dhaceen wadanka.

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here