Erlin Armando Mejía Andino ayaa iska dhiibay dalka Sweden isagoo kasoo cararay Dalka Honduras.
Hay’ada laanta socdaalka ayaa diidmo siisay kadib markii kiiskiisa ay u aragtay mid aanan sax aheyn.
Erlin ayaa isku dhiibay in uu kasoo cararay Dalkiisa madama ay Dowlada kasoo horjeesatay shaqadiisa oo aheyd ilaalinta Xuquuqda insaaska.
Maxkamada Yurub ee ku taalla Strasbourg ayuu u gudbiyay Racfaankiisa taasi oo dhankeeda kasoo diiday.
ugu danbeyn ayuu hada diyaariyaan in uu Rafcaan kale u gudbiyo Maxkamada Yurub ee ku taalla Luxembourg.
Erlin oo lixaadkiisa dhameestirneyn ayaa Safarkiisa waxaa ku wehliya qoyskiisa waxana uu dagaal ugu jiraa sidii uu ku joogi lahaa Sweden
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD