Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday Talaalka la siinayo Caruurta u dhaxeysa 12 ilaa 15 sano jirka.
Sababta Talaalka u qaadanayaan ayaa lagu sheegay in loo baahanyahay in Caruur badan ay tagaan iskuulka qaab nabad ah.
Anna Ekström ayaa warbaahinta u sheegtay in Qorshaha Talaalka uu yahay mid dib loogu furayo iskuulada Waxbarashada.
ugu Danbeyn dowlada ayaa sheegtay in Bilowga Bisha November loo qorsheeyay in Caruurta qaataan Talaalka.
Sweden ayaanan horay u qorsheenin in Caruurta la siiyo Talaalka lakin hada waxay u muuqataa mid badashey go’ankaasi.
Wararka kale ee Maanta
AD