Hay’ada UDI oo arimaha soo galootiga u qaabilsan Wadanka ayaa cusbooneysiisay Sharci horay u bilowday.
Sharciyada ayaa la xiriira mudada ay qofka ku qaadaneyso Sugitaanka Sharciga Deganaansha wadanka kaasi oo horay u soo baxay lakin hada waxaa lagu sameeyay isbadal.
Qaar kood ayay ku qaadandoontaa Mudo Shan Sano ah Halka kuwa kale ay ku qaadandooto Saddex Sano.
Dadka Sharciga Deganaanshaha sugaya 5-da Sano
1 Dadka Heesta Sharciga ku meel gaarka Basaboorka Cagaaran.
2 Dadka Sharciga lagu siiyay Bini-aadantinimada.
3 Dadka Norway loo keenay Qaxooti ahaanta.
4 Qof Norway lagu keenay Qoys ahaan lakin sharuud ku xiran qofkaan ayaa ah in uu keenay Dadka aan soo xusnay qof kamid ah.
Dadka Sharciga Deganaanshaha sugaya 3-da Sano
1 Qofka Xaga u leh Sharciga Deganaansha lakin Deganaanshaha codsaday ka hor Febraayo 2021.
2 Qof Norway Qoys ahaan lagu keenay uuna Dacwada ka caawiyay Qof heestay Deganaansha ka hor inta uusan Norway imaanin.
3 Qof Norway Qoys ahaan loo keenay in uu u Dacwooday Qof heesta Dhalashada wadanka,