Dowlada Norway iyo Denmark ayaa soo kordhiyay Sharciyo Cusub oo la xiriira xaalada Corona ee dib ugu soo laabtay dalalkan labada dal ayaana isbuucan gudahood soo kordhiyay in Dadka Shacabka ay isticmaalaan marada wajiga lagu xirto xiliga ay ku suganyihiin goobaha bulshada iskugu timaado sida tareenada iyo goobaha kale.
Gobolada qaar ayaa laga diiwaangaliyay kiisas cusub oo Corona kana badan kuwii laga diiwaangaliyay wadanka labadii bilihii ugu danbeeyay.
Dowlada Norway waxay sheegtay in dalka ay dib u xireyso hadii Corona uu soo kordho Denmark ayaa dhankeeda maanta shaacisay go’ankaasi oo kale.
Photo Bo Amstrup / AP / TT
Somaliska Oslo
Wararka kale ee Maanta
AD