Dalka Sweden ayaa wada dadaalkiisa ku aadan la tacaalida Cudurka Safmarka ah ee Corona waxaana wararkii ugu danbeeyay ee ku soo dhacaya Somaliska ay sheegayan in 1623 Qof laga diiwaan galiyay Xaruumaha Caafimaadka halka dhimashada ay mareyso 16 Qof.
Dhanka kale Dowlada ayaa ku Celisay in uusan jirin qorshe lagu xirayo guud ahaan Iskuulada taasi oo hada loo baahneen lakin hadii loo baahnaado ay dhaceyso.
Shirkadaha waaweyn sida Volvo ayaa joojiyay Wax soo saarkooda Gawaarida Dalka Sweden iyagoo u sababeeyay Cudurkan Safmarka ah.
Halkan Hoose ka Akhriso Sida Gobolada uu uga jirO Cudurkan
Stockholm | 606 | (+105) |
Västra Götaland | 228 | (+21) |
Skåne | 220 | (+4) |
Östergötland | 116 | (+28) |
Uppsala | 73 | (+6) |
Halland | 51 | (+3) |
Jönköping | 48 | (+2) |
Södermanland | 43 | (+5) |
Värmland | 36 | (0) |
Örebro | 33 | (+6) |
Västerbotten | 27 | (+4) |
Jämtland/Härjedalen | 27 | (+3) |
Västmanland | 19 | (+1) |
Kronoberg | 18 | (+-1) |
Gävleborg | 17 | (+2) |
Västernorrland | 15 | (+1) |
Blekinge | 12 | (+1) |
Dalarna | 11 | (+3) |
Norrbotten | 9 | (+1) |
Kalmar län | 9 | (+2) |
Gotland | 5 | (+2) |
Totalt | 1623 | (+199) |
Wararka kale ee Maanta
AD