Jonas Millard oo kamid ah Xubnaha Xisbiga SD uga jira Barlamaanka ayaa si qasab ah looga joojiyay shaqadiisa Barlamaanka.
go.anka ayaa yimid kadib markii website uu ku leeyahay internetka lagu faafiyay naceyb ka dhan ah Haween.
Websiteka uu qori jiray Millard ayaa lagu magacaabaa Flashback waxana la aas aasay sanadkii 2002 isagoo ku qori jira warbixino.
Sida uu daabacay joornalka Dagens Nyheter qoraalka lagu qoray waxaa kamid ah Farsamooyinka hawenka loo daroogeeyo kadib loo abuse gareyo hadana loo kufsado.
Jonas Millard oo ka hadlay eedeynta ayaa sheegay in uusan falkaasi sameen isla markana garaneenin qofka galay websiteka isla markana qoray lakin xisbiga SD ayaa go.an ku gaaray in shaqada laga joojiyo.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD