Shirkada Qaabilsaneyd Mashruuca lagu dhisayo Masaajidka Rinkeby ayaa Xaqiijisay in ay ka baxday ama ay ka laabatay Dhismaha Masaajidka.
Websiteka ay shirkada ku leedahay Internetka ayay soo dhigtay war-saxaafadeed ay ku Xaqiijineyso go.anka ka laabashada.
Go.anka ayaa ku soo aadaya xili lagu guda jiray dhamaadka lacag aruurinta Masaajidka iyo diyaar garowga bilaabida Masaajidka.
Sababta go.anka ayaa keentay kadib markii xabsiga la dhigay Hogaanka Ururkii Samafalka ee aruurinayay lacagta Masaajidka.
Xigasho Sverige Radio
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD