mudo dhoor isbuuc ayaa laga joogaa markii xisbiyada labada dhinac ay kasoo horjeesteen isla markana meesha ka saareen Xisbiga Sverigdemokraterna kaasi oo waayay boosaska uu ku lahaa dhanka Gudoomiyaasha Barlamaanka.
Xisbiga ayaa hada markale waxa uu labada garab kula dagaalamayaa fadhiga Gudiga taasi oo noqoneysa xilal kale oo muhiim ah.
Gudoomiyaha Xildhibaanada ku jira Barlamaanka ee Xisbiga Sverigedemokraterna Mattias Karlsson ayaa sheegay in Xisbiga uu u dagaalamayo Gudoomiyaha Gadiidka iyo gudoomiye ku xigeenka Dhaqanka.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD