Home Wararka Denmark Danmark oo laga helay Nooc cusub oo coronavirus ah

Danmark oo laga helay Nooc cusub oo coronavirus ah

0

Nooc cusub oo ka mid ah fayraska loo yaqaan ‘coronavirus’, kaas oo in ka badan 1000 qof oo ku nool England laga helay ayaa sidoo kale laga helay sagaal qof oo Denmark ku nool.

warbixinta ayaa lagu qoray machadka ‘Statens Serum Institut’ qeybtooda websit-ka ah.

Ma jiraan wax muujinaya in noocyada kala duwan ee fayrasku ay ka halis badan yihiin noocyada kale ee Convid-19, sida machadka uu qoray

Noocyada virus-ka, oo loogu magac daray N501Y, ayaa ilaa 13-ka Diseembar laga helay 1,108 qof, oo ay ugu horreyso koonfurta iyo bariga England.

Somaliska Denmark

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here