Home Wararka Finland Cali Waxaa la dilay Sadex isbuuc kadib markii laga Musaafuriyay Dalka Finland

Cali Waxaa la dilay Sadex isbuuc kadib markii laga Musaafuriyay Dalka Finland

0
Kaliya seddex isbuuc markii laga soo musaafuriyey Finland, “Cali” waxaa lagu diley Ciraaq. sida ay warbaahinta ka xaqiijiyeen gabadh uu dhalay Aabe Cali.
Xeer ilaaliyaha guud wuxuu hada dacwad ku soo oogay gabadhaasi ee ku aadan inay ka been abuur Dilka aabaheed Dhacdadaasi oo oo saameyn ka dhex abuurtay bulshada Finland.
dareen ka dhashay Dilka Cali kadib Maxkamadda cadaaladda ee Yurub ayaa ku xukuntay Finland xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha. Waddanku wuxuu joojiyay dhammaan musaafurinta Ciraaq waxayna dowladdu ballanqaadday in dib u eegis ballaaran lagu sameyn doono siyaasadda magangelyada.
”Waxay u egtahay mid aad u xun. Waan ka xumahay, waxaas oo kale waa inaysan ka dhicin wadan uu ka jiro sharci xukun ayay wasiirka arrimaha gudaha Maria Ohisalo u sheegtay Hufvudstadsbladet.
dhacdadan kadib waxaa warbaahinta mar kale kasoo baxday in gabadhaasi ay ka been sheegtay dilka aabaheed iyadoo Dalka Ciraaq kasoo qaaday warqado been abuur ah oo muujinaya dilka aabaha.
Xeer ilaaliyaasha iyo Booliska Dalka Finland ayaa baaritaan ku wada dhacdadaan ku aadan Dilka aabe Cali.
Lasoco wixii ku soo kordha
Somaliska Stockholm
AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here