Home Wararka Maanta Norway oo kordhisay Lacagta caawinta ee lagu qaato Caruurta

Norway oo kordhisay Lacagta caawinta ee lagu qaato Caruurta

0

Qof kasta oo heysta carruur ka yar da’da lix sano waxaa u kordheysa lacagta kaalmada carruurta laga bilaabo 1da Sebtember 2020. kaalmad ayaa kordheysa 300 kroner – 1054 ilaa 1354 kroner bishii cunug kasta taasi oo ka dhigan in 30 boqolkiiba ay korortay daqliga caruurta.

Sannad gudihiis, tani waxay u dhigantaa kororka lacagta carruurta in lagu daray 3,600 NOK.

Waalidiinta kaliga ah ayaa sidoo kale ayaa dhankooda waxaa loo kordhiyay qarashka caruurtooda laga bilaabo 1da Sebtember

Waxay helayaan 1,054 NOK oo ah lacagta  carruurta taasi oo markii hore aheyd markii 970 nok.

Kordhinta caruurta socodbaradka lama badalin oo waxay ahaaneysaa 660 koron.

Photo: Terje Pedersen / NTB Scanpix.

Wasiirka carruurta iyo qoysaska Kjell Ingolf Ropstad ayaa sheegtay in ay ku guuleysteen kordhinta lacagta carruurta oo ah 7,200 NOK sanadkiiba carruurta ilaa lix sano ah.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here