Home News in English Gabar Somali ah oo Xabsi ku muteesatay Dacwada Kufsi loo geestay oo...

Gabar Somali ah oo Xabsi ku muteesatay Dacwada Kufsi loo geestay oo ay isku dhiibtay

0

gabar Somali ah oo ku nool Dalka Germalka ayaa Xabsi 6 bil ah lagu xukumay kadib markii ay sheegtay in labo nin ku soo kufsadeen Dalka Somaliya.

Wareysiga Dacwadeed oo laga qaaday ayay ku sheegtay in labo nin ay kufsi ugu geesteen Dalka Somaliya isla markana mid kamid ah toorey/mindi si xun ugu dhaawacday.

Dowlada Germalka gaar ahaan laamaha Amaanka oo Akhristay warbixinta iyo Dacwada ay isku dhiibtay gabadhan ayaa ku eedeeyay in ay dambi ku gashay meel ka baxsan Dalka Germalka dambigaasi oo ah isku day dil Waxana lasoo saaray Maxkamad.

Foto: Ralf Meier

Maxkamada qaaday Xukunka Dacwada ayaa soo saartay Xukun 6 bil oo Xabsi ah lakin ay ku qaadaneyso Banaanka Maxkamada ayaa sheegtay in ay gabadhan heesato 6 bil hadii ay wadanka ku gasho dambi kale waxay xukunkeeda ku qaadantoontaa  Xabsiga.

Sheekadan ayaa ah dhacdo layaab ah oo horay loo arkin madama ay jiraan dhacdooyin kale oo dhoor jeer soo laab laabtay

Somaliska Germany

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here