Home Wararka Maanta Digniin laga soo saaray Cunista PIZZA-ha Dukaanka Lidl-ka

Digniin laga soo saaray Cunista PIZZA-ha Dukaanka Lidl-ka

0

Dukaanka Lidl-ka ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay jireen shaki dhanka Cuntada Pizzaha gaar ahaan yaanyada ama tamaandhada ku jirta biisaha oo looga shakiyay in ay ku jiraan walxo biro ah ama maadooyin sumeysan sidaasi darteyd ayaa macaamiisha waxaa laga cudsaday in ay dib u soo celiyaan Pizzaha.

Pizzaha lasoo celinayo ayaa ah kuwa la gatay taariikhda u dhaxeysay 2020-07-24 iyo 2020-08-24 waxana shirkada ay shaaca ka qaaday in macaamiisha loo celinayo lacagtooda xataa hadii aysan heynin warqada cadeenta in ay gateen.

Dukaanka Lidl ayaa kamid ah dukaanada ugu weyn Sweden kuwaasi oo laga adeegto waxana Pizzahan uu yahay mid kamid ah cunooyinka uu soo saaro.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here