Home Wararka Maanta Erna Solberg oo soo dagsatay App ay somalida aad u isticmaalaan iyo...

Erna Solberg oo soo dagsatay App ay somalida aad u isticmaalaan iyo eedeyn loo jeediyay.

0

Raisul wasaaraha Dalka Norway Erna Solberg ayaa lagu canaantay isticmaalka iyo soo dagsashada App Tiktok oo ah App laga leeyahay Dalka Shiinaha isla markana ay aad u isticmaalaan dhalinyada Somaliyada.

Erna Solberg iyo xubno ka tirsan Wasiiradeeda ayaa lasoo dagay App-ka waxana ay durba galisay muuqaal dhalinyaro ay la kulantay lakin durba waxaa arintaasi ka hadlay Hay’ada amaanka Dalka Norway kuwaasi oo app-ka ku eedeeyay in uu gudbin karo xogta Raisul wasaaraha iyo mida Qaranka Dalka.

ugu danbeyn waxaa Hawada laga saaray Akoonka ay laheyd Erna solberg iyo muuqaaladii ugu danbeeyay.

Dhawaan ayay aheyd markii Dowlada Mareykanka ay App-kan ku eedeesay in uu Xug u bixin karo Dowlada Shiinaha iyo Shirkada ByteDance ee App-kan sameesay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here