Home News in English Donald Trump oo joojiyay Qaxootiga soo gali lahaa Dalka Mareykanka

Donald Trump oo joojiyay Qaxootiga soo gali lahaa Dalka Mareykanka

0
President Donald Trump speaks from the Oval Office of the White House as he gives a prime-time address about border security Tuesday, Jan. 8, 2018, in Washington. (Carlos Barria/Pool Photo via AP)

Kadib war qoraal ah oo uu soo dhigay Bartiisa Twitterka Madaxweynaha Mareykanka ayuu ku joojiyay qaxootiga gali lahaa wadanka si kumee gaar ah.

Warka Qoraalka ee Trump ayaa u qornaa Sidan ” iftiiminta Weerarka Cadowga aan la arkeen iyo sidoo kale difaacida Shaqooyinka Muwaadiniinta Mareykanka waxaan saxiixidoonaa go’an aan ku hakinayo Qaxootiga si ku meel gaar ah”

Go’anka Madaxweynaha waxaa dhaliilay Xisbiga Demoqoraadiga Mareykanka kaasi oo sheegay in waqtiga uu Dalka ku jiro xaalada qatar ah uu madaxweynaha ku mashquulay ajaanibta.

Madaxweyne Trump ayaa Qoraalkan soo saaray iyadoo wadanka uu hada ku jiro xaalad xanibaad ah oo ka dhalatay Cudurka Coronavirus ee dunida ka dilaacay.

Somaliska USA

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here