Home Wararka Maanta Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Coronavirus ee Dalka Sweden iyo Tirada guud halka...

Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Coronavirus ee Dalka Sweden iyo Tirada guud halka ay mareyso

0

Dalka Sweden ayaa wada dadaalkiisa ku aadan la tacaalida Cudurka Safmarka ah ee Corona waxaana wararkii ugu danbeeyay ee ku soo dhacaya Somaliska ay sheegayan in 1623 Qof laga diiwaan galiyay Xaruumaha Caafimaadka halka dhimashada ay mareyso 16 Qof.

Dhanka kale Dowlada ayaa ku Celisay in uusan jirin qorshe lagu xirayo guud ahaan Iskuulada taasi oo hada loo baahneen lakin hadii loo baahnaado ay dhaceyso.

Shirkadaha waaweyn sida Volvo ayaa joojiyay Wax soo saarkooda Gawaarida Dalka Sweden iyagoo u sababeeyay Cudurkan Safmarka ah.

Halkan Hoose ka Akhriso Sida Gobolada uu uga jirO Cudurkan

Stockholm 606 (+105)
Västra Götaland 228 (+21)
Skåne 220 (+4)
Östergötland 116 (+28)
Uppsala 73 (+6)
Halland 51 (+3)
Jönköping 48 (+2)
Södermanland 43 (+5)
Värmland 36 (0)
Örebro 33 (+6)
Västerbotten 27 (+4)
Jämtland/Härjedalen 27 (+3)
Västmanland 19 (+1)
Kronoberg 18 (+-1)
Gävleborg 17 (+2)
Västernorrland 15 (+1)
Blekinge 12 (+1)
Dalarna 11 (+3)
Norrbotten 9 (+1)
Kalmar län 9 (+2)
Gotland 5 (+2)
Totalt 1623 (+199)
AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here