Home News in English Migrationsverket Tirada Qaxootiga iska dhiibay Sweden Sanadkan kala barkiisa oo hoos u...

Migrationsverket Tirada Qaxootiga iska dhiibay Sweden Sanadkan kala barkiisa oo hoos u dhacday

0

Tan iyo Sanadkii 2013 Waxaa hoos u dhacday tirada Qaxootiga iska dhiibay Dalka Sweden sida ay muujineyso Tirakoob ay soo saartay Xafiiska tirakoobka laanta Socdaalka Dalka Sweden.

Tirakoobka Qaxootiga la filayo in uu soo gaaro Sweden ayaa hoos ugu dhacday boqolkiiba 10 marka loo eego sanadkii hore ee 2018.

Dalka Suuriya oo ugu horeeyay Qaxootiga iska dhiiba Sweden ayaa hoos ugu dhacay boqolkiiba 57 sida ay muujineyso Tirakoobka Laanta socdaalka.

Shantii Sano ee ugu danbeesay waxaa Qaxootiga ugu badan ee Dalka soo gaara ugu horeeyay Dalka Suuriya waxana kaalinta labaad ku jira Dalka Afganistan.

Tirada Qaxootiga iska dhiibay Sweden lixdii bilood ee ugu danbeesay Sanadkan ayaa mareysa 55,222 kun waana Tirada ugu hooseesa tan iyo sanadkii 2013

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here