Home Wararka Caalamka Qiimaha Gawaarida Korontada ku Shaqeysa oo hoos u dhacay

Qiimaha Gawaarida Korontada ku Shaqeysa oo hoos u dhacay

0

Qiimaha baabuurta naaftada iyo shidaalka ee la isticmaalo ayaa kor u kaca bishii Febraayo, halka qiimaha baabuurta korontada uu hoos u dhacay, sida lagu sheegay tirokoobyadii dhawaa ee ka soo baxay shabakada ganacsiga baabuurta ee Wayke.

baabuurta korantada ee la isticmaalo ayaa hoos u dhacay qiimihiisu in ka badan 6 boqolkiiba saddex bilood gudahood.

Wadamada Yurub ayaa wada qorshe lagu isticmaalayo gawaarida Korontada ku shaqeeya lakin dhibaatada jirta ayaa ah isticmaalka gawaarida ee dhanka dabka oo adagtahay mararka qaarkood mudada la isticmaali karo.

Durba wadamada Yurub qaarkood ayaa bilaabay in goobaha qaar loo ogolaado gawaarida korontada ah oo kaliya taasi oo saameyn ku yeelatay dadka qaar.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here