Soomaali ku dagaalantay Alingsås
By
On February 8, 2012 At 14:34
Category : Nolosha, Warka
Tags : Alingsås
Responses : Comments are off for this post
Shalay maqribkii ayaa afar nin oo Soomaali waxa uu dagaal ku dhex maray magaalada
Alingsås ee ku dhow Göteborg iyadoo mid ka mid ah raggaas hospitaalka la geeyay.
Sida uu qoray wargeyska Göteborgs-Posten afar nin oo da’dooda u dhaxayso 28-47 ayaa ku dagaalamay goob dukaan ah iyagoo biro isla dhacay iyo midi. Dhowr ka mid ah ragga ayaa dhaawac soo gaaray oo khaarkood dhiig ayaa ka socday sida la sheegay.
Afarta nin ayaa 3 xabsiga la dhigay halka midka kale hospitaalka la geeyay. Booliska ayaysan ilaa hada u cadeyn sababta ay u dagaalameen raggaan. Warbixinta uu helay wargeyska ayaa sheegaysa in raggaan ay doonayeen in ay dil iskula kacaan.

SOMALIA BAY U MALEYAN MEL KASTA OO AY TAGAN OO INTA AY DADKA INTA NAFTA KA JARAN AN LA WAYDINEYNIN
Dood kulul. Ka Jawaab?
6
4
wax kale laiskuma dilin u fiirsaada wa fadhiiku diirir iyo qabyalad somaliyeeeeeeeeeeeey waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw isqabta wad ceeboowden
Fikrad lala dhacay
8
2
hadeey dagal iyoo dirir wax lagu gaarayo wa 20 sano intaan isii soo baabinay,,, ee maa ilaheey loo labto somaaliyeey si kale kuma hagaagene
U codee:
5
2
ragu waa isdilaa waa isdagaalaa lkn 4 nin oo isdagaalay waa arimo qabiiil iyo munaafaqad
wa ceeb inagoo qaxoonti ah in aynu isjiidjiidano
U codee:
3
2
kkkkkkkkkkkk waxaan umalaynayaa waa nimankii somaliland iyo khaatumo state oo xaaladu meel xun ka gaadhay ilaahayoow dadkaan adaa abuurtay kala badbaadi aaamiin baanu leenahay hadaanu nahay bahda soomaaliweyn.org
U codee:
2
4
Hidden due to low comment rating. Click here to see.
Fikrad aan lala dhicin
2
7
Somalidu wadankodi ayay dagal uga soo cararen markasay wadamo shisheye hadana la yimaden dagal iyo fawdadodi anigu waxan dhihi laha rag wawaynba tihine xishoda ama wad cabsanaysan!
U codee:
3
1
War haye Karlstad boy hehehhehe waa warka sidaa u shegtay lolz
U codee:
0
1
asc walaahi waa dhibaato somaliyaa uga soo cararnay dil iyo dagaal an dhamaaneyn iyo qabiil qurun ah oo wax laga faa idaa jirin hadana wa wadamadii an la imnaanay war soomaliyeey bal arka dadka dalkan aan ugu imaanay qof qof fiirinaya xataa malaha qof kastaa dantiisa ayuu u ordayaa mida kale diin teena fiiriya bal maxay na faraysaa in aad nabad galiso dadka ale abuurtay makaas adne waad nabad galaysaaye subxaanalaah illaahow xaqa tus dadkeena mida kale waxan kula dardaarmayaa dadka somaaliyeed iska daaya hilibka aa cunaysaan ama wiigii halmaalin cuna plz waxa xanaaqa badan keenaa waa hilibkee kkkkkkkkkk
U codee:
2
0
Akhas caleyk, odayaal waaweyn oo shaarac isku dhex dilaya.Afka laga hadla bal maxa mesh gacan keenay iyo dhaawac la is gaadhsiyo.Fadeexad socota waye dadkeeno.
U codee:
2
0
dadaka somaliyed waxaa lafaha kagalay qabiil marka meeshan waa yurub slow ayaa loo bahan yahay haf haf wax makeento
U codee:
3
0
Aniga waxaan joogaa Sweden, Waxaana leeyahay Xaas & 3 Caruur ah , waxayna joogaan Adis- Sababa, Etiopia, waxyna furteen Dacwad ka furteen, Safaarada Sweden ee Adis-sababa, 21.june.2010. waxaana la siiyey diidmo Badan, waaana ka wadda jawaabi-jiray warqad kasta,oo ii soo diraan Migarationsverket, & Migarationsdomstolen, waxaana iigu danbeesay warqadii iiga timid Migarationsdomstolen. 2011- 11-18. oo aheed soo saxiix warqadaan, kuna soo saxiix Namnteckning. waana u diray Jawaabtaas, hadda waxaan maqlay in la ogalaaday Mideynta Qoysaska kala maqan, walina kama haayo wax qoraal ah Migarationsverket, ee maxaan sameeyaa ? intee ka bilaabaa Howsha ?
U codee:
1
0
Asc dhaman khofkasta oo caruuri kamaqantahay waa in uu samraa wayo asaga gacantiisa waxb kuma jirn waxa walbana waxey dhamanyaan markii ilaah ugu talo galay ee samirka hala adkeeyo dhama waad salamantihiin saxibayaal melkasta ood joogtaan dunid
U codee:
1
0
aniga waxey ila tahay in somalida loo sameyo rag somali oo aqoon leh oo xiriir laleh qolyaha qaxotiga mamula oo markasto aay u gudbiyaan warbixinada dadka xun si loga waantobo waxyabaha foosha xun een wadankena kusoo baabiney islamarkana dadka lagu qabto falal lid ku ah sharciyada wadankan lag qaato talaabo kulul kadib wax la rki doona somalida manta sida loo necebyahay oo lajeclana
U codee:
0
0