Raysal wasaaraha Sweden oo fadeexad galay
By
On May 16, 2012 At 09:49
Category : Shaqada & Ganacsiga, Warka
Responses : Comments are off for this post
Raysal wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt ayaa fadeexad la soo daristay ka dib markii laga soo wariyay
isaga oo oranaya in dadka “dhaladka Swedishka ah” aysan shaqo la’aan ahayn.
Raysal wasaaraha oo wareysi bixinayay ayaa mar la waydiiyay shaqo la’aanta ka jirta Sweden waxa uu uga jawaabay “Sax ma ahan in Sweden lagu tilmaamo wadan shaqo la’aan saa’id ah ka jirto. Haddii aad eegto Swedishka dhaladka ah heerka shaqo la’aantu aad ayuu u hooseeyaa”. Hadalkaas ayaa ka careysiiyay qaar badan oo ka mid ah siyaasiyiinta Sweden.
Erayada “Swedishka Dhaladka ah” ee uu isticmaalay raysal wasaaraha ayaa waxaa lagu tilmaamay mid uu ku kala qeybinayo bulshada, oo qaasatan uu muujinayo in shaqo la’aanta soo galootiga aysan ahayn dhibaato weyn. Raysal wasaaraha ayaa waxaa laga cambaareeyay dhinackasta oo xitaa ay ku jiraan xubno ka tirsan xulufada dowladiisa.
Gudoomiyaha xisbiga ugu weyn Sweden ee Social Demokraterna ayaa hadalka raysal wasaaraha ku tilmaamay mid foolxun, oo uu bulshada ku kala qeybinayo. Cunsuriyiinta ayaa soo dhaweeyay hadalka raysal wasaaraha oo ay sheegeen in uu muujinayo in dhibaatada wadanka ka jirta ay masuul ka yihiin soo galootiga.
Raysal wasaaraha oo la waydiiyay in uu sharaxo hadalkiisa ayaa u muuqday mid ka leex leexanaya in uu isticmaalo erayga mar labaad balse doonaya in uu qeexo shaqo la’aanta haysata soo galootiga iyo sidii xal loogu heli lahaa.

aaway dimuqradiyada ka jirta yurub cajiiiiiiiiiiiiiiiib waa nin madax ah saan u hadlayo waligey ma arak
U codee:
2
3
waad salaamantihin dhamaan aqristayaasha iyo maamulka somaliska
yurub ha ka sogin dimoqoraati waa iska hadal adiga iyo qofka swedishka marna isku mid ma noqonaysiin waayo waa wadankiisii adiguna qaxooti baad tahay maraka ha ku fakarin in aad isla mid noqotaan,dimoqoraadina ha u haqaltaagin
mahadsanid
Fikrad lala dhacay
6
1
Wax Dimoqraadi ah ma jiraan waayo Dumuqraadi waxaa ey u yaqanaan waxa ayaga ey rabaan in aad qaadato. dhanka shaqada tusaale ahaan adoo jooga Somalia Maxamed ama Johan kee shaqada ku haboon aad siin laheyd jawaabta waa qofka dhaladka ah ee Somaliaga ah haddana islamka ah marka ilaahey wadankeena hanoo wanaajiyo. haddii aad hesho shaqo wanaagsan Sverige ayaga oo ilaahey kaaga soo qaaday hadana kuma qanacsana in aad u shaqeyso.
U codee:
2
1
Waa arrin weligeedba iska cadayd oo aan mugdi ku jirin in swedishka iyo soo galeetiga aan marnaba isku si shaqo loo siin iskaba kuwa shaqo la ee kuwa shaqeeya ayaaba laga ilaaliyaa inay shaqada fasti looga dhigo oo laga meermeeriya ilaa waxbarashada ayaa lagu adkeeyaa sxbyaal.Marka ha sugina cadaalad aad yurub shaqo iyo waxbarasho kaga heshaan dad ajaanibta ah ee maanta horumarka sameeyay badankood waa dad iyagu shaqo abuurtay iyo xooga iyaguna waxbarashada u samray.
U codee:
3
0
Raysul wasaaraha hadalka uu isticmaalay waxaa aad udhibsanaya waa dadka udhashay wadanka wuxuuna kawaday adinku. Waxaad tishiin Swedhish oo shaqo waad helaysaan ee dadka lake ayeey shaqo la,aan haysaa waana runtiis waa wax iska cad midaasi erayga uu isticmaalay waxa uu ahaay sidaa ” ETNISKA SVENSKAR”
waa sax ma waxaad ilowday in laguu yaqaan invadarare amaba soogalooti
xumaana kama aheyn ee runta ayey diidayaan dadkaan.
U codee:
3
1
yaab ahaa dadka meeshaan fariinta ku qoraya ee wax ka sheegaya systemka sweden… ajaaniibta joogta magaalooyinka waa weyn badankood waa shaqeystaan, dhibkase wuxuu ka taagan yahay oo hoos inoo dhigay nin iyo naag aa 11 canug dhalaayaan markaasey ceyrta badan ku raaxeeysanayaan… hada markii tirakoob la sameeyana soomaalideena qaasatan ilma dhaloowga waan jecelnahay 12 ruux oo guri kuwada nool oo ceyr sugaayo… dadka single ah badanaa shaqo wey helaan aniga qaasatan stockholm aan degenahay 40%dadka shaqeystana waa ajaaniib seecamal
U codee:
3
2
To Gundux
Dhalmada ilaahey ayaa haaya adiga maxaa ku daba dhigay somalida haddii ey ilmo badan dhalaan iyo haddii kale somalida ku nool wadamada kale sida ey u shaqeystaan waa aragtay wadankaan sidiisa uuba cunsuri u yahay marka adiga ilamaha ey Somalida dhalaan soo tiri maa lagu dhahay, bro isku xishoo yaah mise waxaad rabtaa sida ey ilmaha isaga xiraan in la sameeyo.
U codee:
3
1
naceybku madaxdii ayaaa qarsan la. bal arka waa fadeexad loo jeedo haduusan cunsuriyiinta taageero oga raadinayn
U codee:
0
1
ASC walalayaal somalida meel kasta ooy joogto,,, waxa aan la yaabanahay dadka markasta dhaha somalidu shaqo ma rabto,,, somalidu waa dadka caalamka oogu shaqada badan ,xaga ganacsiga iyo firfircoonanta labadaba, ufiirsada maraykanka .south africa ,ingiriiska iyo wadamada kale ee laga shaqaysan karo xataa kenya waad aragteen sida sharafta leh ee dadkeenu ushaqaystaan ,xageed ku aragteen somali aan shaqaysaneynin ?Anigu south africa ayan joogi jiray mudo 8 sano ah,waxanu aheen bulshada ugu ganacsiga badan ee lagu daydo ,scandanavianka waa meel dhimatay oon shaqo jirin marka eeda anaga ma ahan waa sweden bakhti gaajo aan shaqo iyo mustaqbal laheen ,somaliya ha noolaato,ilaahow nabad
U codee:
4
0
HADALKA R,W FREDRIK MA,AHIN MID KU KOOBAN AMA AW ASIGA FIKRAD AAAN LASOO YEERAYY LKN WAAD MID AY ISLA WADA QABAN DHAMAN SIYASIYENTA SWEDEN. XANUUN KUMA HEEYSO KAN SOGALOOTIGA AH SHAQA LA,AANTA HEESO EE KAN U DHASHAY AYEEY LA GUBANAAYAAN EXML WAXAAN GOOBJOOG U AHAAY 10–50 SHAQO OON CODSI U DIRSADHAY EE AAN KU WAAYAY HALKA SWEDESH KANA AY HELEEN SHAQADI MARKA INAAN 2 MARTABA KU KALA NOOL NAYAHY AYEEY DALIIL U TAHAY OO WAXEEY AAMINSAN YIHIIN WAA SIDEY ILA TAHAYE HADAAN 15 KUN KU SHAQEEYNO INAAN KALA BAR U DIREEYO SOMALIA LKN AYAKU WAXEEY KU WADA BIXINAAYAN WADANKA OO INTAAS AYEEY NOOGA HOREEYAAN IYO DHALASHADA WADANKA AY U DHASHEEN. TAN KALE OON XAQIIIQDA KU OGAADAY WAXEY TAHAY TIRAKOOBKA SHAQA LA,AANTA HADII LASHEEGAAYO KUMA DARAAN KAN SOGALOOTIGA AH EE KAN U DHASAHAY JAWIYA AY SHEEGAAN MARKA MAXAA LOO DHAHAA WADANKA WAA WADAN SIYAASAD FURFURAN??? SIDOO KALE MA,ARKEEYSID QOF SWDSH AH OO 3 ASBUUC KABADAN PRATIK LOO DIRAA MAXAAN U AADNAA 6 BILOOD IYO KASII BADAN SIDOO KALE MARAAN LASHEEKESTAY GABAR SWEDESH AH WAXAA IISOO BAXDAY INEEY AAMINSANYIHIIN IN SOGALOOTIGA LOO SAMEEYO WAXAAN LOO SAMEEYN KAN U DHASHAY WADANKA SIDA LESINKA OO LAGA CAWIYO SHAQOOYINKA QAARKOOD OO LOO HOR MARSHO IWM LKN HORAA LOO YIRI LAMA KALA BARIDAY KALA WAR LA,, SU,AALAHAAS IYO KUWA KALOO BADAN WAXEEY KAMID YIHIIN DHIBKA AAN KU QABNO WADANAAADA U DHALAN ALLAHA DALKAANYA NABAD NOOGA DHIGO ASIGAAN WAX KU NAHAY
U codee:
2
1
(Qad badatil baqdaa.u min afwaahihim wama tukh fiisu duurihin akbar)carada ay islamka uqabaan afkoda ayu kacadaaday waxayse laabta ooguhayaan aya kabadan,markay so dagtay 1430 dhowr sano aya lagajoga shaly masodagin,
U codee:
1
0
Waxaa iga su’aala horta yaa Swedesh dhalad ah?. Ma waxuu ilaaway FREDRIK in asaga laftirkiisa uusan ahayn Swedesh dhalad ah oo uu kasoo jeedoo qoys Jarmal ah oo wadankan muda hore yimid.
U codee:
2
1
asc marka hore wad mahadsantihin Somaliska.com hadi an fikirkeyga ka dhibta uma maleynayo dadka wadanka u dhashtay in ey shaqa la,aan yihin balse waxa jiran kuwa mashaqestayal ah Swedan shaqa wey tala wasa qofki shaqeysanayo dad badan o ka mid ah sogalotiga oo shaqa hestan aya jiran
U codee:
0
0
Efter en dom i Migrationsöverdomstolen i januari är det lättare för somaliska barn att få komma till Sverige för att leva med sina föräldrar. Allt fler somaliska familjer i Gävleborg börjar nu att ansöka om att få återförenas.
“De flesta kommer söka på nytt” “Ärendena har ökat” (2:08)
Fler och fler somaliska familjer i Gävleborg börjar nu att ansöka om att få återförenas med sina barn. Tusentals somaliska barn i utlandet har tvingats att vara ifrån sina föräldrar under flera års tid, eftersom migrationsverket tidigare inte godkänt ansökningar om anhöriginvandring från barn och vuxna som saknar ID-handlingar.
Måndag 07 maj 2012 kl 16:40 (Nyheter P4 Gävleborg)
Läs även:
Ny dom välkomnas av somalier Nytt bakslag för somalier Tusentals somaliska barn i utlandet har tvingats att vara ifrån sina föräldrar under flera års tid. Det eftersom Migrationsverket tidigare inte godkänt ansökningar om anhöriginvandring från barn och vuxna som saknar ID-handlingar.
Men efter domen i Migrationsöverdomstolen är det nu många somalier som ansökt om att deras anhöriga ska få komma hit.
– Ja, jag kommer söka igen. Det är likadant med alla andra som pluggar här på SFI i Gävle, vi kommer alla att försöka få hit våra barn så snart det bara går, säger somaliska Fatima Barre Ahmed.
DNA för att bevisa släktskap
Som så många andra somaliska föräldrar i Sverige har Fatima Barre Ahmed i flera år försökt få hit sina barn som är kvar på Afrikas horn. Fram till för bara några månader sedan har det i praktiken varit omöjligt.
Domen i Migrationsöverdomstolen öppnar för att släktskap kan bevisas genom DNA utan att man har giltiga ID-handlingar. Björn Bergren jobbar på ambassaden i Etiopiens huvudstad Addis Abeba och han berättar att man nu fått en större ärendeinströmning:
– Framförallt när det gäller somalisk anhöriginvandring. De flesta som har fått avslag under 2010 kommer att söka på nytt under den nya tolkningen som är mer generös. Vi har expanderat på vår enhet för att möta behovet, säger Bergren.
Enligt Migrationsverkets senaste prognos kommer ambassaderna runt Somalia ta emot cirka 20 000 ansökningar i år.
“Nu har hoppet tänts”
Fler och fler somalier i Gävleborg hör nu av sig till sina anhöriga i länderna kring Afrikas horn för att få dem att söka på nytt.
– Förut var de flesta föräldrarna stressade och bekymrade över att de inte kunde träffa sina barn. Men nu ser jag somalier som är glada, nu har åtminstone hoppet tänts för många av dem, säger Fatima Barre Ahmed.
U codee:
0
0
waxaa la yaabay oo aan lafajacsanahay somalidaan caqligooda idinka ayaa yimid dhul gaalo oo hadana wax ka sheegaayo waa tuuksatiin caeyr maahinee wax kale ma taqaaniin wadankiina ma rabtiin ma ka fikirtiin sidee wax ugu sheegeysaan horta dhul aad joogtaa oo gaalo bilwalbo wax idin siya maad isku xishootaan mise xishootkii ayaa idinka tagay
U codee:
0
1
(SIYAASIGII,DAWAQADA)OO,LAXUKUMAY,,,,,,,,,,,,,,,william batzall,,oo ah wiil hore uga tirsanaanjiray xisbiga cunsuriyiinta ee (sveriges demuquraadka) una fadhiyay barlamanka sweden ayaa maanta maxkamadii xukun kama danbes ah kuriday xukunka kudhacay pitzaal,ayaa ah 30 kun oo kr oo ganaax ah sida kucad ganaxa maxkamada xukan kan ayaa kadan beeyaya kadib markuu faraha lagalay fadeexo laxiriirta inuu isticmalay muqadaraatka ka,ah swden mamnuuca kasoo lagahelay kaadidiisa marka labaaray (WILLIAM,PETZALL)ayaa gudaha baarlamaanka sweden looga yaqaanaa magaca (SIYAASIHII,DAWAQAADA) waxaa idiin so turjumay walaalkiin DEEQ,DARAJO,,isha wararka ee TT
U codee:
1
0
kkkkkkkkkkk,
Ood qaadid iyo jiidid waa isla guri geyn.!!!!
Kuligood waa isku mid!!!!
Ilko Abeeso hoos kaxariirsan!!!
Dawlad kii ugu weynaa saas leehaya shicib kaadana maxaa moodaa???
Cunsuri foowqal Cunsuri!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!.
U codee:
0
0